Dowladda Switzerland ayaa codbixiyayaasha dalkeeda ku boorrisay inay ka soo horjeestaan soo jeedin la xiriirta in gebi ahaanba la mamnuuco isticmaalka indha-shareerka.Tani ayaa imaanaysa...
Dowladda Turkiga ayaa amartay in xabsiga loo taxaabo 238 qof oo lagu eedeynaya inay ku lug lahayeen iskudaygii afgembi ee sanadkii 2016-kii wadankaas ka...
Hoggaamiyaha Hong Kong ,Carrie Lam ayaa maanta sheegtay in la qaadayo tallaabooyin dheeraad ah oo lagu xakameynaya faafitaanka caabuqa corona.Waxay sheegtay in la kordhin...
Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleedyadii dhawaan saameeyay galbeedka gobolka Daarfuur ee dalka Suudaan.Ilaa iyo hadda waxaa la...
Ugu yaraan 83 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleedyo laga soo tabiyay gobolka Daarfuur ee dalka Suudaan.Waxaa sidatan laga soo xigtay guddiga dhexe ee...
Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay jasiirada Sulawesi ee dalka Indonesia.Dhimashada ayaa hadda ah ugu yaraan 73.In...
Ciidamada booliska ee dalka Afghanistan ayaa laga soo xigtay rag hubeysan ay toogasho ku dileen labo haween oo ka mid ah garsoorayaasha maxkamadda ugu...
Dhimashada ka dhalatay dhulgariirkii maalmo ka hor ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa gaartay ugu yaraan 56 qof.Waxaa tirada dadka ku dhintay...
Recent Comments