Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

QM:Syria waxaa lagu dilay in ka badan 300,000 oo shacab ah

Qaramada Midoobay ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in tobankii sano ee ugu horreeyay ee ay socdeen dagaallada dalka Suuriya in halkaasi lagu...

Mareykanka: In ka badan 40 muhaajiriin ah oo meydadkooda laga dhex helay gaari xamuul ah

Maamulka magaalada San Antonio ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in 46 qof oo muhaajiriin ah meydadkooda laga dhex helay gaari nooca...

In ka badan 10 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Ukraine

Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar ay ciidamada Ruushka ku bartilmaameedsadeen xarun laga dukaameysto oo ku taalla dalka Ukraine. Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Indonesia oo nabad ugu baaqaya dalalka Ruushka iyo Ukraine

Madaxweynaha dalka Indonesia ahna guddoomiyaha dalladda G20 ,Joko Widodo ayaa sheegay inuu la kulmi doono hoggaamiyaasha Ruushka iyo Ukraine si uu ugu qanciyo inay...

Meydadka 22 qof oo laga helay goob lagu caweeyo oo ku taalla dalka Koonfur Afrika

Ugu yaraan 22 qof ayaa meydadkooda aroornimadii hore ee saaka laga helay goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada East London ee koonfurta dalka...

Qaraxyo badan oo laga maqlay caasimadda Ukraine

Waxaa lagu soo warramayaa in qaraxyo dhowr ah laga gaystay magaala madaxda dalka Ukraine ee Kyiv. Dhisme ka kooban ilaa sagaal dabaq ayaa gebi ahaanba...

Xaaladii degdegga ahayd ee dalka Ecuador oo la qaaday

Madaxweynaha dalka Ecuador ,Guillermo Lasso ayaa meesha ka saaray xaalad degdeg ahayd oo horay loogu soo rogay 6 gobol. Tani ayaa timid iyadoo kooxaha isku...

Biden oo saxiixay isbeddel lagu sameeyay xeerarka hubka

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa qalinka ku duugay xeer wax laga beddelay oo ku saabsan adeegsiga hubka. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay midii ugu waynayd muddo...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa’iil ay dishay suxufiyadii Aljazeera

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay haysto xog muujinaysa in rasaastii ku dhacday suxufiyadii warbaahinta Aljazeera Shireen Abu Akleh ay ahayd mid ay soo tuureen...

Maraykanka oo taageero dheeraad ah siinaya Ukraine

Dowladda Maraykanka ayaa taageero militari oo dheeraad ah oo gaaraysa 450 milyan oo doolar siinaysa dowladda Ukraine. Waxaa taageerada qayb ka ah hannaanka gantaallada ee...

Jarmalka oo weerar ku tilmaamay shidaalka uu ka jartay Ruushka

Wasiirka dhaqaalaha ee dowladda Jarmalka Robert Habeck ayaa weerar dhaqaale ku tilmaamay tallaabada ay dowladda Ruushka ku joojisay shidaalkii ay halkaasi uu iib geyn...

Ruushka oo gobolka Kharkiv ku dilay 25 qof

Guddoomiyaha gobolka Kharkiv ee dalka Ukraine Oleh Synehubov ayaa sheegay in ugu yaraan 25 qof ay ku dhinteen duqeyn ay dowladda Ruushka halkaasi ka...
- Advertisment -

Most Read