Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Boqorka Malaysia oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah

Waxaa Malaysia maanta looga dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu xakameynayo faafitaanka caabuqa corona .Amarkan waxaa soo saaray boqor Al-Sultan Cabdullah ka dib codsi...

Imaaraadka oo laga xaqiijiyay in ka badan 2,404 oo ah xaaladaha cusub ee COVID-19

Waxaa dalka isku tagga imaaraadka carabta laga diiwaangeliyay xaalado cusub oo coronavirus oo ah 2,404.24-kii saacadood ee ugu dambeeyay waxaa cudurka halkaas kaga caafimaaday...

Sacuudiga oo COVID-19 ka tallaalay in ka badan 178,000

Wasaaradda caafimaadka ee boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ugu yaraan 178,000 oo qof la siiyay tallaalka ka dhanka ah caabuqa corona.Afhayeenka wasaaraddan Dr....

Baxrayn oo Qatar u oggolaatay inay hawadeeda isticmaasho

Dowladda Baxrayn ayaa lagu soo warramayaa inay hawadeeda u furtay diyaaradaha Qatar ka dib markii laga heshiiyay xiisad dibloomaasiyeed oo ka dhexeysay saddex sano.Waxaa...
- Advertisment -

Most Read