Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo qaraxyo qabtay

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ciidamada gaar ahaan kuwa la dagaalanka argagixisada ay gacanta ku soo...

Maxay ka dhigan tahay in madaxweyne Xasan Sh uu muddo bilo gudahood ah uu laba goor safar ku tago Eritrea?

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku sugan dalka Eritrea halkaas oo ay sanado tababar ugu maqan yihiin kumannaan dhallinyaro Soomaali...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kala diray golaha dhaqaalaha qaranka kuwo cusubna magacaabay

Qoraal ka soo baxay aqalka madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sidatan u qornaa: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kadib markuu tixgaliyey baahida...

Taliyaha NISA Mahad Salaad oo gaaray dalka Itoobiya

Taliyaha hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Mahad Salaad ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay si buuxda ula wareegtay deegaanka Wabxo

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa si nabad ah gacanta ugu dhigay deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo ka badan...

Maxay Al-Shabaab ka dhahday magaca ay dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday in loogu yeero?

Kooxda Al-Shabaab ayaa diiday u adeegsiga magaca “Khawaarij” ee dowladda Soomaaliya ay shaacisay iyagoo oo ku tilmaamay eray meel ka dhac ah oo macneheedu...

Shirkadda Hormuud oo war ka soo saartay qaraxyadii lagu burburiyay xarunteedii Qaayib

Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa sheegtay in mid ka mid ah xarumihii ay ku shaqeyn jirtay iyo taawar isgaarsiineed uu ku burburay Qarax...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay halka uu maraya dagaalka ka dhanka ah baraha intarneetka ee Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii ay dhawaan hawada uga saartaay qaar ka mid ah Baraha intarneetka ee ay isticmaasho kooxda Al-Shabaab iyo ilaa...

Maxay dowladda Soomaaliya ka dhahday weerarkii ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen saldhig militeri?

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in milatariga Soomaaliya iyo Dadka degaanka ay Al-Shabaab ku jabiyeen dagaal ka dhacay magaalada Qaayib ee degmada Baxdo,...

Wararkii ugu dambeeyay weerarka saaka ay Al-Shabaab ku qaaday saldhig militeri oo ku yaalla Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Al-Shabaab saaka ay weerarro ismiidamin ah ku ku qaadeen saldhig milteriga Soomaaliya ku leeyihiin...

RW Xamse oo la kulmay dhakhaatiir Muqdisho u timid gurmadka dhaawacyada qaraxyadii Soobe

Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sidatan u qornaa: Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...

Faahfaahin qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay fiidkii ka dhacay afaafka hore ee xerada Nacnaca oo ku taalla degmada Wadajir ee magaalada...
- Advertisment -

Most Read