Wararka ka imaanaya dlaka Gariiga ayaa waxay sheegayaan in dad Muhaajiriin ah oo ay Soomaali ka mid yihiin lagu daadiyay Jasiiradaha dalkaas halkaasna ay...
Iyadoo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ay ku soo badanayaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan sidoo kalena ay ka soo kabanayso burburkii Magaalada Soo maray...
Wararka aan ka imaanaya deegaanka Mashallaay ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaay sheegayaan in aroornimadii hore ee saakay ay la wareegeen dagaalameyaal ka tirsan...
Wararka ka imaanaya degaano ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaay sheegayaan in xalay diyaarado dagaal ay duqeyn ka fuliyeen degmada Tiyeegloow...
Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar Maalmihii la soo dhaafay Warbaahinta qaarkood ay baahiyeen ee ahaa in qaar kamid ah dhallinyaradii...
Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Fedraalka Soomaaliya Xasan Abshirow ayaa faahfaahin ka bixiyey marxaladihii ay soo mareen shaqaalaha rayidka ah ee dowladda...
Diyaarada sida gargaar Noocyow kala duwan kana baxday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxay ka degtay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...
Recent Comments