Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Golihii deegaanka Boosaaso oo la kala diray

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.Qoraal ka soo baxay madaxtooyada dowlad gobolkeedka Puntland...

DHAGEYSO:Soomaliland oo amaro ku soo rogtay iskuulada gaarka loo leeyahay

Waxaa amarradan ku dhawaaqay wasiirka waxbarashada ee maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Toorno.

DHAGEYSO:Duqii Bosaaso oo ka hadlay xilka qaadis uu ku sameeyay madaxweynaha Puntland

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ahaa duqii Boosaaso ee uu dhawaan xilka ka qaaday madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa aqbalay...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi Ka kooban 11 xubnood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore...

DHAGEYSO:Calanka Soomaaliya oo hoos loo dhigayo Saddex berri

Madaxweynaha dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dhamaan umadda Soomaaliyeed ka dib geeridii ku timid madaxweynihii hore ee soomaaliya Cali...

AKHRISO:Taariikh nololeedka madaxweynihii geeriyooday Cali Mahdi Maxamad

Madaxweyne Cali Mahdi Maxamad, wuxuu ku dhashay tuulada Caddoow-uul oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, sannadkii markuu ahaa 1938.Cali Mahdi wuxuu wax ku bartay...

Ergay gaar ah uu madaxweyne Farmaajo u diray Jaamacadda carabta oo la kulmay xoghayaha guud ee ururkan

Xoghayaha guud ee Jaamacadda carabta Axmad Aboul Gheit, ayaa maanta xaafiiskiisa ku qaabilay wasiir dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macalim Khaliif islamarkaana ah ergayga...

DHAGEYSO:Dadkii ku waxyeeloobay dagaalkii ka dhacay Beledxaawo oo lacago la gaarsiiyay

Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray degmada Beledxaawo

Puntland oo faahfaahisay sababta shaqada looga joojiyay guddoomiyaha degmada Boosaaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan shaqo ka joojin lagu sameeyay Guddomiyaha Golaha Deegaanka Degmada...

DHAGEYSO:Ciidan tababar ku soo qaadanaya Turkiga oo laga sagootiyay Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sagootiyay cutubyo ka tirsan ciidanka kumaandooska Gor-gor oo tababar u aaday dalka Turkiga.Waxaa...

DHAGEYSO:Agab lagula tacaalaya COVID-19 oo la gaarsiiyay Garbahaareey

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa agab lagula tacaalayo Covid-19 gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo.Waxaa arrinkan faahfaahin ka bixiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda...

SAWIRRO:Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay safarka uu ku yimid Muqdisho

Madaxweynaha Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmad Maxamad Islaam Axmed Madoobe ayaa faahfaahin ka bixiyay safarkii u ku yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka...
- Advertisment -

Most Read