Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Berri oo lagu wado inay Muqdisho shir ku yeeshaan hoggaanka Soomaalida

Waxaa lagu wadaa in berrito Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshaan Hoggaanka Maamul Goboleedyada,madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo gobolka Banaadir.Shirkaan ayaa ka dhacaya Xaruntii...

DHAGEYSO:Puntland oo faahfahain ka bixisay markab la sheegay inuu soo caariyay

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxay Faahfaahin ka Bixiyeen Marka la sheegay inuu ku soo Caariyay Xeebaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.Wasiirka...

Nabaddoon lagu dilay gobolka Gedo

Wararka aan ka helayno Magaalada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo Koonfurta dalk Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay lagu dilay nabaddoon caan ka ahaa...

DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adaha lacagta aduunka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta Aduunka...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare oo sheegay inuu ka qayb galaya shirka doorashooyinka

Guddoomiyaha aqalka sare ee soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa sheegay inuu diyaar u yahay ka qayb galka shirarka lagu doonayo in lagu dhameeyo khilaafka...

DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Soo badhigtay Saamaynta Dhaqaale ee Covid 19

Wasiirka wasaarada Qorsheynta,hormarinta dhaqaalaha iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa wuxuu Magaalada Muqdisho ka daah furay daraasad lagu...

DHAGEYSO:Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa tababar siisay sahqaale Caafimaad

Wasaaradda caafimaadka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa tababar la xiriira habka bixinta talaalka Cudurka Covid-19 waxay degmada Caabudwaaq uga furtay qaar ka mid...

DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo la Kulmay bulshada degmooyink shaangaani iyo Cabdicasiis

Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho ee Caasimada Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay bulshada ku Nool...

DHAGEYSO:Kulanka baarlamaanka Soomaaliya oo furmay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal sh C/raxmaan ayaa furay Kulanka Baarlamaanka wuxuuna sheegay in Kulanka ay xaadir yihiin 139 mudane kuwaasoo ka doodaya...

Madasha badbaado qaran oo kasoo horjeesatay qorshaha muddo kordhinta

Golaha la magac baxay Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliya ayaa ka horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo...

DHAGEYSO:Puntland oo diginin u dirtay shaqaalaha QM

.Xeer ilaalinta Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Puntland iyo Guddiga dardar galinta canshuuraha shaqaalaha UN-ka ee ku sugan deegaanada Maamulkaasi ayaa digniin u diray shaqaalaha UN-ka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Jubbaland oo kulmaya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu kulan la qaato Madaxweynayaasha Maamulada Puntland & Jubbaland oo ku sugan Magalada Muqdisho...
- Advertisment -

Most Read