Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:Gabadh Soomaaliyeed oo ku guulaysatay abaalmarinta geesiyada dumarka ee sanadkaan

Sahra Maxamad Axmad oo sanadkan ka mid noqotay haweenka ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ee geesinimada dumarka ee IWOC 2021 ayaa STAR FM uga warantay...

DHAGEYSO:Ciidamada amaanka degmada Kaaraan oo xirxiray boqolaal dhallinyaro ah oo dhexdooda is ugaar sanayay

Maamulka Degmada Kaaraan ee gobolka Banadir ayaa faahfaahin ka bixiyay ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ay xabsiyada dhigeen ka dib markii ay isku...

Booliska Garoowe oo amarro ku soo rogay dadka shacabka ah

Ciidanka booliska maamul Goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa soo rogay amarro la doonaayo in lagi xaqiijiyo Ammaanka Magaalada Garowe ee Caasimadda MaamulkaasiBooliska Garowe ayaa...

DHAGEYSO:Wasiirka haweenka Soomaaliya oo dumarka Soomaaliyeed hambalyo u dirtay

Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamad Ibraahim ayaa Hambalyo ku aadan maalinta Caalamiga ah ee haweenka u dirtay...

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo diginin u diray dadka aan u hoggaansamin tilmaamaha Covid19

Ayadoo Xaaladaha Cudurka Covid 19 uu si aad ah ugu dhex faafayo bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa Maanta dowladda Soomaaliya Soo saartay go’aamo Cusub oo...

DHAGEYSO:Wafdiga Soomaaliya ku matalayo dacwadda Badda oo maanta Muqdisho ka dhoofay

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa goor dhow ka ambabaxay Guddiga DFS u matalaya dhageysiga kiiska DacwadDa badda ee taalla Maxkamadda Cadaaladda...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay inay rag Shabaab ah isku soo dhiibeen

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka Oktoober ee ku sugan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in xubno ka tirsan...

DHAGEYSO:Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo dayactirtay xarunteeda dhexe

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xariga ka jaray dib u dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhexe...

DHAGEYSO:Maamulka Jubbaland oo ka hadlay xaaladda abaaraha ee gobolka Gedo

Guddiga Gurmadka Abaaraha Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa warbixin ka soo saaray saameynta abaaraha Ka jira deegaanada maamulkaas ka tirsan.Guddiga ayaa sheegay in xaalad daran...

Qarax ka dhacay gobolka Bakool oo ay waxyeelo ka dhalatay

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa Waxay sheegayaan in Weerar loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso lagu dilay seddax askari oo ka tirsanaa ciidanka...

DHAGEYSO:Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay wixii fashiliyay shirkii ra’iisul wasaaraha iyo midowga musharraxiinta

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sidoo kalena ka mid ahaa guddigii ka shaqaynayay isu keenida Xukuumadda dhexe...

DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay in la qabtay dadkii ka dambeeyay dil dhawaan wariye loogu geystay Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa sheegay inay Gacanta ku hayaan shakhsiyaad looga shakisan yahay dilkii Wariye Jamaal Aadan Faarax loogu geystay Magaalada...
- Advertisment -

Most Read