Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Amaanka magaalada Dhuusmareeb oo aad loo adkeeyay iyo shir ka furmaya halkaas

Waxaa aad loo adkeeyay amniga magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, halkaasoo la filayo inuu ka furmo shir u dhaxeeya Madaxda...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay shirkii uu madaxweynaha Soomaaliya ku dhawaaqay

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed eee Jubbaland ayaa soo dhaweeyay sheegayna inay ka qeyb-galayaan shirkii uu xalay iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahui Farmaajo.Madaxweynaha ayaa...

DHAGEYSO:Galmudug iyo Puntland oo ka shiray amniga Gaalkacyo

Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Maamulada Puntland iyo Galmudug waxayna ka wada...

Howlgal Beledweyne laga sameeyay oo dad lagu xir xiray

Ciidamada Booliska Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle ayaa waxaay Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan xalay ku xireen Saddex dhalinyaro ah oo si aad...

Duqaymo ka dhacay gobolka Bakool

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan inay halkaas Xalay ka dhaceen Duqeymo diyaaradeedoo lala beegsaday Xarumo ay ku sugnaayeen...

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalkaasi iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii...

Beesha caalamka oo ku baaqday in si deg deg ah lagu xalliyo khilaafka doorashada

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qoraal kooban kasoo saaray kualankii Maanta Wakiillada Beesha Caalamka ay Madaxtooyada kula yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo.Qoraalka...

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulankii MD Farmaajo Iyo beesha caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la...

Madaxweyne Farmaajo iyo beesha caalamka oo maanta kulan yeelanaya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa in Xarunta Madaxtooyada uu kulan kula qaato Wakiillada Beesha...

Shirkii ay ku baaqeen Puntland iyo Jubbaland oo baaqday iyo sababta

Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland & Jubbaland ayaa maalin ka hor waxaa ay ku baaqeen in la qabto shir deg deg ah 30-ka bishaan oo...

DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo soo dhaweeyay saxiixa madaxweynaha ee matalaadda gobolka Banaadir

Kadib markii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo saxiixay qaraarka Qeexaya 13 kursi ee gobolka Banaadir ku yeelanayo aqalka sare ayaa waxaa soo dhaweeyay...

DHAGEYSO:Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la dardaarmay ciidamo lagu qabta dagaalkii Beledxaawo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la kulmay dhallinyaradii lagu qabtay Dagaalkii ka dhacay degmada Beledxaawo ayaa sheegay inay ciidamadaas lasiinayo tababarro...
- Advertisment -

Most Read