Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Dad ku dhintay shil gaari oo ka dhacay duleedka Garoowe

Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan inuu halkaas ka dhacay Shil Gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho & dhaawac ,wuxuuna si...

DHAGEYSO:Qaban qaabada furitaanka shirkii madaxweynuhu iclaamiyay oo Dhuusamareeb ka socda

Magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmuug waxaa ka socanaya Qaban qaabada iyo diyaar garowga Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo madaxweynaha Jamhuuriyadu...

Baarlamaanka Hirshabeelle oo aqbalay codsi uu u gudbiyay madaxweynaha maamulkaasi

Kulan aan caadi aheyn oo uu yeeshay Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabelle kana qabsoomay Magaalada Jowhar ayaa waxaa hortegay Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabelle Cali Guudlawe...

Dowladda Turkiga oo cambaaraysay weerarkii Huteel Afriik

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay Galinkii danbe ee...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo baarlamaanka hortagaya

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in 9-ka bishan oo ku began Maalinka Talaadada ee todobaadka danbe xukuumadiisu Baarlamaanka horgeyneyso Warbixinta...

DHAGEYSO:C/rashiid Janan oo markale sheegay inay dib ugu laabanayaan Beledxaawo

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Janan ayaa markale ka hadlay dagaalkii ka dhacay degmada Beled-Xaawo ee goblka Gedo iyo qorshaha kaga degsan degmadaas maadaama...

Midowga musharaxiinta oo ka hadlay weerarkii huteel Afriik

Qaar kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa si kulul uga hadleen weerarkii geystay khasaaraha kala duwan ee lagu...

Dowladda Soomaaliya oo war cusub ka soo saartay weerarkii huteel Afrik

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay weerarkii hotelka Afriik ee Magaalada Muqdisho ay...

Qaar ka mid ah dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho oo la shaaciyay

Weerarkii lagu qaaday Huteelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen AUN Cabdullaahi Nuure Siyaad iyo Biiriye Xaashi oo ka...

DEG DEG:Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Qarax xooggan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan qaraxa.Wararku...

DHAGEYSO:Soomaaliland oo beenisay in la musuqay dhaqaalaha Covid-19

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Caafimaadka Somaliland oo Cumar Cali C/laahi oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Beeniyaay Eedo musq Maasuq oo Xisbiga wadani...

DHAGEYSO:Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee gobolka Gedo

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha Ciidamada Xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo ayaa mar kale...
- Advertisment -

Most Read