Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Haweeney oo markii koowaad madaxweyne ku sime ah ka noqotay Soomaaliya

Markii ugu horreysay taariikhda dalka Soomaaliya, waxaa ku sime madaxweyne ka noqotay qof dumar ah, ka dib markii ay dalka dibaddiisa safarro kala duwan...

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shirkadaha diyaaradaha Soomaaliya oo beeniyay in ay joojiyeen duulimaadyadii gudaha

Qaar ka mid ah shirkadaha diyaaradaha ee dalka Soomaaliya ayaa beeniyay inaysan qayb ka ahayn joojinta duulimaadyada gobollada dalkaaasi. Arrintan ayaa ku soo aadaysa ka...

Ciidanka booliska Soomaaliya oo xalay toogasho ku dilay mid ka mid ah rag dhac ka gaysto Muqdisho

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Xalay toogasho ku dilay mid ka mid ah afar rag oo burcad ah, kuwaas oo dhac u gaysan jiray dadka...

Madaxweyne Xasan Sh “Reer Baxdo, waxaad saaka cashar lama ilaawaan ah u dhigteen argagixisada idin soo weerartay”

Qoraal ka soo baxay aqalka madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sidatan u qornaa: Muqdisho, Juun 17, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Al-Shabaab oo shaacisay tirada xubnaha looga dilay dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Baxdo

Waxaa faahfaahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan weerar qaraxyo ku billowwday oo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay saaka aroortii hore ku qaadeen...

Soomaaliya: Lamaane ka tirsan kooxda Daacish-ta Soomaaliya oo lagu riday xukun xabsi muddo ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku ridday Dayib Macalim Maxamad Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim oo labada...

Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya oo sameeyay ballanqaadyo muhiim ah

Ra’iisul wasaaraha cusub ee magacaaban ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday ballanqaadyo muhiim ah oo la xariira wax ka qabashada xaaladda...

Al-Shabaab oo sheegtay inaysan wax wadahadal ah la geli doonin dowladda Soomaaliya

Kooxda Al-Shabaab oo ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan marnaba wax wadahadal ah la geli doonin dowladda federaalka Soomaaliya, taa beddelkeedana ay qorsheynayaan...

Deni oo shaaciyay doorkii uu ku lahaa isbeddelka doorasho ee ka dhacay dalka Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweynenimo ee uu uga qayb galay Magaalada Muqdisho iyo doorkii Puntland ku lahayd in...

DHAGEYSO:Digniin loo diray kalluumeysatada Kismaayo

Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Jubbaland ayaa uga digtay dhammaan kalluumeysatada soomaaliyeed in badda ay galaan inta lagu jiro xilliga bad-xiranka. Maxamad Ibraahim Washington...

Somaliland oo ka hadashay shirkii uu ka baxay safiir Tarsan

Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay inay ka xuntahay tallaabadii Safiirka Soomaaliya ee Kenya Danjire Maxamuud Axmad Nuur Tarsan uu uga baxay kulankii Safiirrada uu ku...

Maxaa keenay in danjire Tarsan uu isaga baxay kulan uu Uhuru isugu yeeray safiirrada u fadhigooda yahay Kenya?

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmad Nuur Tarsan ayaa la sheegay inuu isaga baxay shir ay madaxtooyada Kenya isugu yeertay safiirrada uu fadhigooda yahay...
- Advertisment -

Most Read