Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Ciidamo uu hoggaaminayo Gen Indhacadde oo la wareegay taalada daljirka-daahsoon

Ciidamada gaarka ah ee Midowga Musharaxiinta ayaa caawa la wareegay Taalada Daljirka Dahsoon ka dib markii dowladda Soomaaliya ay kasoo jawaabi weysay baaqii Musharaxinta...

DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Maamul Goboleedyada Gaarsiinaysa Agabyo

Kulanka Guddiga Qaran ee xakamaynta xanuunka COVID-19 ayaa xalay lagu qabtay Aadala ( ZOOMKA) waxaana Guddoomiyey Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (...

DHAGEYSO:Siyaasiinta Soomaalida oo loogu baaqay inay Xasiloonida dalka ilaaliyaan

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Mucaaradka ah ee Magaalada Mqudisho ka wada abaabulka Banaanbaxayada ayaa waxaa loogu baaqay inay ilaaliyaan Xalisoonida dalka iyo Nidaamka...

DHAGEYSO:Musharaxiinta Soomaaliya oo sheegay inuusan waxba iska badalay banaanbax ay ku baaqeen

Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa kadib Go’aamo dowlada Soomaaliya oo looga hortagayo faafitaanka Cudurka Covid 19 waxya sheegeen inuusan waxba iska badalin go’aanka Banaanbaxa...

MD Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda DFS, dowlad goboleedyda iyo gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka iyo xalka...

DHAGEYSO:War murtiyeed 5 qoddob ah oo laga soo saaray shirkii ka socday magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya ahna Wasiirka Dastuurka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbaahinta u aqriyay

DHAGEYSO:Xukuumadda federaalka soomaaliya oo mamnuucday isku imaatinka dadweynaha si loo yareeyo faafitaanka Covid-19

Shir ay isugu yimaaddeen Wasiirada Wasaaradaha qaabilsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka COVID19 oo uu shir guddoomiyey Ra'iisul Wasaaraha JFS Maxamad Xuseen Rooble Warbixin...

DHAGEYSO:Buulloburde oo xaalad Bina aadanimo ka jirto

Degmada Buulloburde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa laga soo sheegayaa inay kajirto Xalad bino’aadinimo oo ay wajahayaan dadka degmadaasi ku nool.Axmed Saney Maxamed oo...

DHAGEYSO:C/kariim Guuleed oo ka hadlay banaanbaxa ay mucaaradku sheegeen inuu dhacayo

Madaxweynihii Hore ee Maamulka goboleedka Galmudug kana mid ah Xubnaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa...

DHAGEYSO:Midowga musharaxiinta Soomaaliya oo baaq u diray laamaha amaanka

Ayadoo Magaalada CaasimadDa Soomaaliya ee Muqdisho laga Dareemayo abaabulka ay wadaan Xubnaha Midowga Musharaxiinta ee ku aadan banaanbaxa ay ku baaqeen inuu dhacayo maalinka...

Shirkii Baydhaba ka socday oo war murtiyeed laga soo saaray

Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka Soomaaliya,Maamul Goboleedyada iyo Gobolka...

Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Allaha ha u naxariistee Sh Nuur Baaruud

Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culimada waaweyn...
- Advertisment -

Most Read