Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Qarax aad u weyn oo goor dhaw ka dhacay Maqaaxi ku taala Muqdisho

Qaraxan oo loo maleynayo in uu yahay mid ismiidaamin ah ayaa goor dhaw ka dhacay Maqaaxida lagu magacaabo Luul Yemeni oo aan ka fogeyn...

DHAGEYSO:DFS oo sheegtay in mucaaradka ay diideen in dowladda ay sugto amniga banaanbaxa

Xukuumadda Soomaaliya ayaa mucaaradka uga mahadcelisay in ay joojiyeen banaanbixii loo ballansanaa in berri uu ka dhaco magaalada Muqdisho, islamarkaana ay jeclaan lahayd in...

Banaanbixii ay ku baaqeen maalinka berrito ee midowga musharraxiinta Soomaaliya oo markale baaqday

Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii lagu ballansanaa in uu maalinta berri ah ka dhaco Daljirka Daahsoon ee caasimadda dalka Soomaaliya...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan abaaraha ka jiro deegaano dalkaasi ka mid ah

Guddi dhawaan uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u xil saaray xaaladda abaareed ee ka jira deegaano badan oo dalka Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan...

DHAGEYSO:Musharraxiinta oo soo bandhigay qoddobada ay xukuumadda isku fahmi waayeen

Ka dib markii shir Xalay ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta uu Natiijo La’aan ku so...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya oo ka hadlay diidmada 50-ka doolar

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamad Cabdullaahi ayaa ka hadlay diidamada Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Muqdisho laga diidayay Lacagta 50-ka doolar.Waxaa u...

DHAGEYSO:Booliska Puntland oo faahfaahiyay weerar xalay Boosaaso ka dhacay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxay kasoo baxayaan Qaraxyo iyo weerar xalay lagu qaaday Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri.Saqdhexe ee xalay...

DHAGEYSO:Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay fashilka ku yimid shirkii kala dhaxeeyay musharaxiinta

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay sababtii keentay inuu fashilmo shirkii kala dhaxeeyay Midowga Musharaxiinta ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday...

DHAGEYSO:C/raxmaan C/shakuur Warsame ”Dowladdu waa ay diiday wax kasta oo xal ah”

Shirkii u dhaxeeyay Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa kusoo dhamaaday fashil ka dib markii la isku fahmi waayay...

DHAGEYSO:3 carruur oo harraad ugu dhintay Gedo

Seddex carruur ah ayaa harraad ugu geeriyooday deegaanada miyiga fog ee hoos tago dagmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo Soomaaliya.Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa wareystay...

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya iyo midowga Musharaxiinta oo Caawa Kulan Yeelanaya

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Caawa ay kulan ku yeesheen Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble & Midowga...

Howlgalo laga Bilaabay Duleedka Dhuusamareeb

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ee ka howlgalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa duleedka Magaaladaas ka bilaabay howlgalka ka dhan ah Ururka Al-Shabaab.Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminaya Taliyaha Cusub...
- Advertisment -

Most Read