Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:QM oo qoddobo ka soo saartay xaaladaha dalka Soomaaliya

Shirkii Golaha amaanka ee qaramada midoobay uu ka yeeshay arrimaha Soomaaliya oo warbixino looga dhagaystay Wakiilka Xoghayaha guud ee qaramada midoobay arrimaha Soomaaliya u...

Midowga musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax lagu qabanayo Daljirka Daahsoon maalinka Jimcaha

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ee dalka Soomaaliya ayaa kulan ay gor dhaweyd ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay markale ku dhawaaqeen banaanbax nabadeed oo...

DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland oo lagu cadaadinaya inay ka qayb galaan shirka Muqdisho ka socda

Wafdi kasocda Beesha Caalamka ayaa shalay gelinkii dambe waxaay gaareen magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal si ay ula kulmaan Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid...

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Puntland oo Xaaladda dalka Soomaaliya ka hadlay

Madaxweynaha Maamulka Puntlaand Saciid Cabdullaahi Deni oo Xalay ka qayb galay Kulan Cilmi baaris lagu soo bandhigayay ayaa wuxuu si qoto dheer kaga hadlay...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo dadka dhoofaya iyo kuwa imaanaya ka dalbatay inay taxadaraan

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee DFS Maxamad Cabdullaahi Salaad Oomaar oo ka warbixiyey duulimaadyada caalamiga ah ee Soomaaliya iyo Saamaynta Cudurka Covid...

Fanaanad Faadumo Cali Nakruuma oo u ugu geeriyootay cudurka Covid-19 Muqdisho

Alle ha u naxaristee waxaa gor dhaweyd magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya cudurka Covid-19 ugu geeriyootay fanaanad Faadumo Cali Nakruuma.Saraakiisha caafimaadka ayaa waxaa...

SAWIRO: Diyaaradaha Caalamiga oo dib u bilaabay duulimaadyadoodii Muqdisho

Waxaa si rasmi ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaasoo hakiyay duulimaadkooda Garoonka Aadan Cadde maalin...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Imaaraatka Carabta

Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka isu tagga Imaaraatka Carabta abaabulayo dhibaataynta dadka Soomaaliyeed.Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Imaaraatka Carabta ayaa...

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir iyo wasaaradda caafimaadka oo shaqaalaha isbitaalka Martiini u mahadceliyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqudisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxmad Cumar Filish ayaa agab lagula tacaalayo Cudurka Covid 19 ku...

SAWIRO:Hoggaamiyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo Muqdisho kulamo ka wada

Madaxweynaha Mamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo shalay gelinkii dambe gaaray Magaalada Muqdisho ayaa xalay Hooygooda uu ku booqday Madaxweynayaashii hore ee...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in doorshooyinka faragelin shisheeye lagu hayo

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay walaaca ay muujiyeen qaar kamid ah dowladaha Caalamka iyo ururada ay Soomaaliya ka tirsan tahay, kadib Shaqaaqooyinkii ka...

DHAGEYSO:Daahir Geelle”Ilaa banaanbaxyada aan damac sanahay ay meel ka maraan aysan dalka ka dhici doonin doorasho”

Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlaayay qorshaha dowladda is hor istaaga ugu sameeysay banaanbixii Musharaxiinta ayaa waxaa uu sheegay in...
- Advertisment -

Most Read