Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Wakiilka QM oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha dalka Soomaaliya Amb, James Swan.Wafdiga ayaa...

Maamulka gobolka Banaadir oo Awaamiir Cusub Soo saaray

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shacabka Magaalada Muqdisho uga digay inay ku dhex Ganacsadaan wadada Kacaanka ee loo yaqaano Cir-toogtaha, taasoo ku taalla Suuqa Bakaaraha...

Wasaarada Ganacsiga Soomalaiya oo sheegtay inay kordhinayso wax soo saarka gudaha

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Cali Maxamed Bagadi ayaa bogaadiyey beeraleyda Soomaaliyeed iyo iskaashatooyinkooda wuxuuna sheegay inay qayb weyn...

Laamaha Amniga Galmudug oo shir deg deg ah kayeeshay dad lagu dilay Galgaduud

Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay Kulan deg deg ah oo amniga...

Milatariga Soomaaliya oo Howlgalo ka fuliyay gobolka Baay

Howlgal military oo wadajir ay u fuliyeen Taliska Ciidanka Mareekanka ee Afrika iyo Milatariga Soomaaliya ayaa waxaa Ka dhacay degaanka Buulafuulaay degmadda Diinsoor ee...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Deni & Axmed Madoobe kala hadlay xalLinta khilaafka doorashada

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis xasan Maxamed (laftaagreen) ayaa bilaabay dadaalkiisa ku aadan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka arrimaha doorashooyinka ee uu muranka...

DHAGEYSO:Shirweynaha garsoorka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shirka sanadlaha ah ee Garsoorka Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer Federaal iyo heer maamul goboleed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho...

DHAGEYSO:Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo gobolka Gedo ka dhacay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gobolka Gedo howlgalo ka fuliyay ayaa waxay faahfaahin ka bixiyeen howlgaladaas iyo Saraakiil Al-shabaab ah oo halkaas lagu dilay.Saraakiisha...

DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo faahfaahiyay shirka garsoorka ee maanta furmaya

Wasiirka cadaaladda iyo garsoorka XFS Cabdulqaadir Maxamad Nuur oo xalay la hadlay TV-ga qaranka ayaa sharaxay ahmiyadda Shirweynaha Garsoorka dalka oo berri ka furmaya...

DHAGEYSO:Shaqalaha wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka qayb qaadatay barnaamijka Isxilqaan

Howl wadeenada wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka qeybgalay Ololaha #Isxilqaan ee lagu dhisayo #Guriga_Hooyo_Baxsan xaaji Cali Ex Gurigii...

DHAGEYSO:Golaha abwaanda Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray doorashada Soomaaliya

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu Baaqay Dhinacyada siyaasadeed ee Isku haya Doorashada dalka Soomaaliya inysan waddanka Fowda u horseedin sidoo kalena aysan kali ah...

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo muranka doorashada xal u raadinaya

Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Maxamed Lafta Gareen ayaa hadda wuxuu ku howlan yahay Xal u Raadinta Muranka Hareeyay Geedi Socodka Doorashooyinka...
- Advertisment -

Most Read