Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Wasaaradda waxbarashada oo sheegtay in la billaabaya sixidda imtixaanka KCSE-da

Wasiirka wasaaradda tacliinta ee dalka Prof. George Magoha ayaa maanta sheegay in la guda galayo sixidda warqadaha ay su’aalaha maadooyinka kala duwan kaga jawabeen...

William Ruto oo sheegay in Kenya aysan lahayn mucaarad

Ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa xusay in hadda uunan aaminsanayn in Kenya ay leedahay mucaarad siyaasadeed balse uu qiraya in Raila Odinga...

William Ruto oo sheegay inuunan is casili doonin

Ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in uunan iska casili doonin xilka uu ka hayo dowladda dhexe in kastoo uu wajahaya cadaadis...

Ardayda sameeyay wax isdaba-marinta xilligii KCPE-da oo natiijadooda heli doono

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa wasaaradda waxbarashada u fasaxay in ay soo saarto natiijada dhammaan ardaydii bishii saddexaad ee sanadkan sameeyay imtixaanka fasalka...

Natiijada imtixaanka KCPE-da oo galabta lagu dhawaaqay

Waxaa galabta shaaca laga qaaday natiijada imtixaanka dugsiga hoose dhexe ee fasalka siddeedaad ee KCPE-da.Faith Mumo ayaa noqotay ardayga ugu horreeya ee imtixaanka KCPE-da...

Eedeysane beeniyay inuu dilay afar ka mid ah qoyskiisa

Lawrence Warunge oo lagu soo oogay dacwad ah inuu deegaanka Kiambaa ee ismaamulka Kiambu ku dilay 5 qof oo afar ka mid ah ay...

Guddiga adeegga garsoorka oo maanta turxaan bixiyay qofkii 4-aad

Guddiga adeegga waaxda garsoorka ee dalka ayaa maalinkii afaraad turxaan bixin ku sameynaya shakhsiyaad isugu jiro qareeno iyo garsoorayaal oo mid kasta uu doonaya...

Ciidamada la dagaalanka argagixisada oo 2 haween ah ku xiray Dagoretti

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ciidamada booliska gaar ahaan qaybta qaabilsan la dagaalanka argagixisada ee...

Booliska oo billaabay howlgallo la xiriira dhacdo maalmo ka hor dad lagu dilay Lagdera

Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan ismaamulka Garissa Meru Mwangi ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay guda galeen howlgallo lagu raadinaya shakhsiyaad maalmo ka hor...

Wasiirka waxbarashada oo la filayo inuu maanta shaaciyo natiijada KCPE-da

Waxaa uu qorshuhu yahay in abaare 12-ka duhurnimo ee maanta shaaca laga qaado natiijada imtixaanka qaran ee fasalka sideedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee...

6 ka mid ah xarumaha lagu sameynaya imtixaanka KCSE-da oo wax isdabamarin laga soo tabiyay

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa sheegtay in 6 xarumood oo ku kala yaalla ismaamullada Homa Bay, Kisumu, Kisii iyo Garissa laga soo tabiyay wax...

Ismaamullada oo ballanqaaday in ay xaqiijinayaan u hoggaansanka amarrada lagu xakameynaya COVID-19

Bayaan ka soo baxay golaha ay ku mideysan yihiin barasaabyada ismaamullada dalka ee CoG ayaa lagu sheegay in dowlad deegaannada ay ka go’an tahay...
- Advertisment -

Most Read