Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha haweenka ah oo taageero u muujiyay Martha Koome

Tallaabadii guddiga adeegga garsoorka dalka ee JSC uu turxaan bixin ka dib garsoore Martha Karambu Koome u soo xushay in ay noqoto madaxa cadaaladda...

Xoolo dhaqatada oo lagu boorriyay in ay ballaariyaan ilahooda dhaqaale

Bulshooyinka xoolo dhaqatada oo ay ka mid tahay Soomaalida ayaa lagula taliyay in aynan noolol ahaan ku tiirsanaan hal il-dhaqaale oo keliya.Baaqan ayaa loo...

Maxkamadda ismaamulka Kericho oo sii xirnaan doonto muddo dheeraad ah

Xarunta maxkamadda ismaamulka Kericho ayaan sii shaqeyn doonin ilaa amar dambe cillado dhanka dhismaha ah awgood.Ku dhawaad Labo bilood ayaa ka soo wareegatay xilligii...

2 burcad ah oo lagu toogtay xaafadda Kawangware

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay in saraakiisha ammaanka ay labo qof oo burcadnimo lagu tuhmay ay ku dileen xaafadda Kawangware ee...

Hay’adda laanqayrta cas Kenya oo sheegtay in fatahaado ay saameeyeen in ka badan 4000 oo qoys

Hay’adda laanqayrta cas laanteeda Kenya ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in roobab culus oo ka da’ay ismaamullada Tana River, Garissa, Busia, Nairobi...

Wasiirka caafimaadka oo baaq u diray baarlamaanka

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mr. Mutahi Kagwe ayaa xildhibaanka baarlamaanka ka codsaday in ay ansaxiyaan hindise sharciyeed la xiriira maaliyadda.Hindisahan ayaa soo jeedinaya...

Hay’adda MSF oo ku baaqday in qaxootiga lagala tashado xiritaanka xeryaha Dadaab iyo Kakuma

Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa dowladda Kenya ku boorrisay in qorshaheeda ay ku xirayso xeryaha Dadaab iyo Kakuma ay ka qayb...

Kenya oo dib u dhigtay go’aanka ay ku xireyso xeryaha qaxootiga ilaa 30-ka bisha Lixaad ee 2022-ka

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah ugu wargelisay hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR inay damacsan tahay xiritaanka xeryaha qaxootiga ee...

Dib u habeyn lagu sameeyay maamulka daawooyinka ee KEMSA

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa dib u habeyn ku sameeyay hoggaanka sare ee maamulka qaabilsan soo iibinta iyo qaybinta agabka caafimaadka ee KEMSA.Guddoomiyihii...

Haweeney loo soo xushay xilka madaxa cadaaladda oo sheegtay in ay shacabka si hufan ugu adeegi doonto

Garsoore Martha Koome oo guddiga adeegga waaxda garsoorka dalka ee JSC uu turxaan bixin ka dib u soo xushay in ay noqoto madaxa cadaaladda...

DHAGEYSO:3 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Mombasa

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa sheegaya in saddex qof ay ku dhinteen shil saaka ka dhacay aagga loo yaqaano...

Baaritaano la xiriira 750 milyan oo lacag faalis ah oo socdo

Hay’adaha dambi baarista dalka ayaa wado baaritaano ku aaddan lacag dhan 750 milyan oo shilin oo la sheegay in ay faalis tahay taasoo dhawaan...
- Advertisment -

Most Read