Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Daraasaad lagu ogaaday in xisbiga UDA uu taageero badan ka haysto shacabka

Xisbiga United Democratic Alliance UDA ee lala xiriirinayo ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto iyo xisbiga ODM ee uu hoggaamiyo ra’iisul wasaarihii hore ee...

Madaxweynaha dalka oo ammaanay xiriirka hoggaamiyeyaasha haweenka ee qaaradda Afrika

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa hay’adda haweenka hoggaamiyeyaasha ah ee qaaradda Afrika ee (AWLN) ku ammaanay kaalinta ay ka qaadatay u ololeynta arrimaha...

Kenya iyo Masar oo ka wada hadlaya suuqgeynta hilibka

Dowladda Kenya ayaa Masar la billowday wada hadallo looga gol-leeyahay in hilibka xoolaha dalka loo suuqgeeyo wadankaasi. Masar ayaa hadda hilibka looga keenaa dhanka wadamada...

Guddiga JSC oo ka baaran degaya eedeymo loo jeediyay garsoore Chitembwe

Guddiga adeegga garsoorka dalka ee JSC ayaa sheegay inuu yeelan doono kulan ku saabsan eedeymo uu dhawaan barasaabkii hore ee ismaamulka Nairobi Mike Sonko...

Ururka UASU oo dalbaday in jaamacadda Moi la xiro muddo 2 sano ah

Ururka ay ku mideysan yihiin barayaasha jaamacadaha wadanka ee UASU ayaa soo jeediyay in muddo labo sano ah albaabada la isugu dhufto jaamacadda Moi...

IEBC oo ballanqaaday in doorashada 2022-ka ay noqon doonto mid cadaalad ah

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada wadanka ee IEBC ayaa mar kale kenyaanka u xaqiijiyay inay ka go'an tahay sidii doorashada guud ee...

DHAGEYSO:Dowladda oo aan xaqiijin in abaalmarin la siinayo shacabkii soo gudbiyay xogta maxaabiistii baxsaday

Dowladda dhexe ayaan weli caddeynin inay bixin doonto ballanqaadkii ahaa in abaalmarin lacageed oo dhan 60 milyan oo shilin la siin doono cidii soo...

DHAGEYSO:Qoys ay gabadh yar ka xanuunsan tahay oo caawimaad codsanaya

Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Gaas ayaa dhameystiraya

Dowladda oo kordhisay barnaamijka shaqo abuurka ee xaafadaha

Dowladda dhexe ayaa kordhisay muddada uu sii jiraya barnaamijka nadaafadda ee xaafadaha ee loo yaqaano Kazi Mtaani. Qorshahan oo shaqo abuur loogu sameynayo dhallinyarada ayaa...

Maxaabiis dhawaan xabsi ka baxsaday oo la qabtay

Waxaa gacanta lagu soo dhigay saddex maxaabiis ah oo dhawaan ka baxsaday xabsiga wayn ee Kamiti . Waaxda dambi baarista dalka ayaa sheegtay in shakhsiyaadkan...

Maxkamadda oo agaasimaha dambi baarista ku xukuntay 4 bilood oo xabsi ah

Maxkamadda sare ee dalka ayaa xukuntay in agaasimaha waaxda dambi baarista ee DCI-da Mr.George Kinoti la xiro muddo afar bilood ah . Tani ayaa timid...

Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida hooyada Tuju

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa tacsi u diray qoyska ay ka baxday Mary Odiyo Tuju oo ahayd hooyada xoghayaha guud ee xisbiga Jubilee...
- Advertisment -

Most Read