Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Qayb ka mid ah waddada Thika-Garissa oo maanta la xiraya

Maamulka qaran ee qaabilsan dhisidda waddooyinka waawayn ee KeNHA ayaa shaaciyay in laga billaabo maanta ilaa 5-ta bisha Afaraad ee sanadkan la xiri doono...

DHAGEYSO:Kenyaanka laga saaray faraha qaxootiga oo maanta sharciga wadanka lagu siinaya Garissa

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garissa laga bixiyo aqoonsiga qaran ee kenyaanka horay iskaga diiwaangeliyay hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan...

DHAGEYSO:Qaar ka mid shacabka Lagdera oo loogu baaqay in aysan u guurin dhankaasi Isiolo

Guddoomiyaha guddiga nabadda ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa Dhaqane Faliir ayaa ugu baaqay dadka deegaankaasi inaysan u guurin dhankaasi iyo dowlad deegaanka...

Waaxda saadaasha hawada oo sheegtay in roobab mahiigaan ah la rajeynayo

Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa sheegtay in la filaya in roobaab ay ka da’aan qaybo badan oo ka mid ah wadanka. Waxaa ay intaa...

Maamulka KeNHA oo burburiyay in ka badan 300 dukaan oo ku yaalla ismaamulka Homa Bay

Waxaa ay khaasaro soo wajahday qaar ka mid ah ganacsatada deegaanka Karachuonyo ee ismaamulka Homa Bay ka dib markii maamulka qaran ee waddooyinka waawayn...

DHAGEYSO:Raila oo iska fogeeyay eedeyn uga timid William Ruto

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa maanta xarunta dowladda hoose ee City Hall ee magaalada Nairobi ka daahfuray qaadashada wajiga labaad ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Waxaa...

Madaxweynaha dalka oo sheegay in xiriirka adag ee Kenya iyo Hungry uu ku qotoma ganacsiga

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa bogaadiyay xiriirka xooggan ee labada dowladood ee Kenya iyo Hungary. Waxaa uu sheegay in xiriirka labada dal uu inta...

Maxkamadda ugu sarreysa dalka oo maanta dhageysanaysa dacwadaha BBI

Waxaa xarunta maxkamadda ugu sarreysa wadanka ee Supreme Court maanta ka billaabanaya dhageysiga dacwado racfaan ah oo looga soo horjeedo go’aankii maxkamadda racfaanka ay...

ODM oo beenisay inay ka dambeysay rabshadii ka dhacday Embakasi

Xoghayaha guud ee xisbiga ODM Edwin Sifuna ayaa gaashaanka u daruuray eedeyn loo jeediyay oo ahayd inay soo abaabuleen iskudaygii Axaddi lagu doonayay in...

15 ka mid ah xubnaha argagixisada oo lagu dilay keynta Boni

Ciidamada ammaanka ee dalka ayaa sheegaya inay gudaha keynta Boni ee ismaamulka Lamu kaga takhaluseen 15 qof oo looga shakiyay inay ka mid yihiin...

9 qof oo ku dhaawacmay shil ka dhacay Narok

Waxaa lagu soo warramayaa in sagaal qof ay soo gaareen dhaawacyo culus ka dib markii baabuur ay ku safrayeen uu shil ku galay waddada...

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in ay ka go’an tahay cirib tirka tacaddiga jinsiyadeed

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa mar kale carrabka ku adkeeyay in maamulkiisa ay ka go’an tahay ka shaqeynta sidii loo soo afjari lahaa shaqaaqooyinka...
- Advertisment -

Most Read