Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Bukaan 12 sano sariir-yaal ku ah Mandera oo bulshada ka codsaday in ay caawiyaan

Mukhtaar Axmad Locog waa bukaan 57 sano jir ah oo ku sugan ismaamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari .Waxaa uu sariir-yaal yahay 12-kii sano...

DHAGEYSO:Mandera oo laga roob doonay

Waxaa maanta ismaamulka Mandera laga sameeyay roob doon iyada oo Sheekh Axmed Suudaan oo ka mid ah culimada dowlad deegaankaas uu bulshada ugu baaqay...

Baarlamaanka oo billaabay dhageysiga afkaarta dadweynaha ee hindisaha sharci beddelka

Guddi isku dhaf ah oo ka kala socdo baarlamaanka iyo aqalka sare ee dalka ayaa maanta billaabay in uu dhageysto dareenka shacabka ee ku...

Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyeeyay geeridii guddoomiyihii ganacsatada Islii

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa ka tacsiyeeyay geeridii maalmo ka hor ku timid Alle ha u naxariistee guddoomiyihii guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii...

Madaxweynaha dalka oo saaxiibada horumarka baaq u diray

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa dowladaha iyo hay’adaha Kenya kala shaqeeyo arrimaha horumarka ka codsaday in ay kaalin ka qaataan barnaamijka shaqo abuurka...

Golaha barasaabyada oo dowladda ugu baaqay in ay mamnuucdo kulamada siyaasadeed

Golaha hoggaamiyaasha ismaamullada wadanka ee CoG ayaa madaxweyne Uhuru Kenyatta u soo jeediyay in uu soo saaro amar muddo 30 cisho ah lagu mamnuucaya...

Xarun lagula dagaallamaya xagjirnimada oo laga furay Malindi

Waxaa magaalada Malindi ee ismaamulka Kilifi ee gobolka xeebta laga hirgeliyay xarun qaabilsan arrimaha xuquuqul aadanaha oo la doonayo in ay kaalin ka qaadato...

DHAGEYSO:Barayaasha jaamacadda Moi oo shaqo joojin sameeyay

Barayaasha jaamacadda Moi ee magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu ayaa maanta sameeyay shaqo joojin iyaga oo ka cabanaya arrimo dhowr ah.Waxay warbaahinta u...

Madaxweynaha dalka oo sheegay in isbeddelka cimillada uu halis ku yahay Afrika

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in aan la fududeysan karin saameynta isbeddelka cimillada uu ku leeyahay xasiloonida qaaradda Afrika.Waxaa uu...

Raila Odinga oo isbitaal la dhigay

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa lagu soo warramayaa in la dhigay isbitaalka Nairobi Hospital.Xubnaha qoyskiisa ayaa sheegaya in uu la soo darsay xanuun...

Ismaamulka Wajeer oo la gaarsiiyay tallaalka COVID-19

Dowlad deegaanka Wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa la gaarsiiyay qaybtii ugu horreysay ee tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID-19.Daawooyinkan oo ah ilaa 6000...
- Advertisment -

Most Read