Wasiiradda wasaaradda adeegga dadweynaha iyo jinsiyadda Prof. Margaret Kobia ayaa sheegtay in dowladda dhexe ay mudnaanta koowaad siin doonto taageeridda dumarka iyo xoojinta la...
Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa shacabka iyo siyaasiyiinta dalka u soo jeediyay in ay deganaansho muujiyaan oo laga fogaado in weerar dhanka afka...
Hay’adda laanqayrta cas laanteeda Kenya ayaa sheegtay inay heshay warbixino dhowr oo ku saabsan in la’yahay dhowr qof halka qaar laga cabsi qaba inay...
Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ka tacsiyeeyay geerida guddoomiyihii guddiga adeegga dadweynaha Stephen Kirogo.Waxaa uuna tacsi u diray qoyskii iyo ehelladii uu ka baxay.Mr...
Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay in saraakiisha ammaanka ay labo qof oo burcad hubeysan ah ku dileen magaalada Ukunda ee ismaamulka...
Recent Comments