Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Ganacsatada mootooyinka ee Busia oo ku muransan lacag la siiyay

Waxaa uu muran ka dhex taagan yahay wadayaasha mootooyinka iyo dadka ku shaqeysta baskillada ee ismaamulka Busia.Labada dhinac ayaa eedeymo isku jeedinaya waxayna sheegayaan...

Musharaxii xisbiga MCC oo ka haray loolanka siyaasadeed ee xilka senatarnimo ee Machakos

Iyada oo la filayo in berri ay ismaamulka Machakos ka dhacdo doorasho ku celis ah ayaa waxaa tartanka loogu jiro xilka senatarnimo ee dowlad...

William Ruto oo taageero u muujiyay wiilka senatarkii geeriyooday ee Garissa

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Garissa ayaa sheegay inuu taageerayo...

DHAGEYSO:Biyo la’aan saameysay Lagdera

Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya

Madaxweynaha oo baaq u diray siyaasiyiinta

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa hoggaamiyaasha siyaasadeed ugu baaqay in ay shacabka u noqdaan tusaale wanaagsan oo ayna raacaan talooyinka caafimaad iyo amarrada...

Wakiil ka mid ahaa siyaasiyiinta Kiambu oo geeriyooday

Waxaa lagu soo warramayaa in uu geeriyooday wakiilkii deegaanka hoose ee Muguga ee ismaamulka Kiambu sida ay xaqijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga...

Mike Sonko oo maxkamad la soo taagay

Waxaa maanta maxkamadda Milimani ee magaalada Nairobi ka soo hormuuqday guddoomiyihii hore ee caasimadda dalka Mike Sonko.Sonko ayaa loo haystaa fadeexad musuqmaasuqa oo la...

Kenyaanka oo lagu boorriyay in aynan iska indhatirin farriimaha ku saabsan kaarka Huduma

Dowladda dhexe ayaa shacabka ugu baaqday in aynan fududeysan farriimaha wargelinta ah ee loo soo diro kuwaasoo ku aaddan qaadashada kaarka Huduma.Afhayeenka dowladda dhexe...

Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida wariye ka tirsanaa warbaahinta Royal Media

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa dhambaal tacsi ah u diray ehellada wariye Robin Njogu oo xalay ku geeriyooday isbitaalka Nairobi hospital ee caasimadda...

Maamulka NDMA oo sheegay in ay korortay tirada kenyaanka u baahan gargaarka baniaadanimo

Maamulka qaran ee qaabilsan maareynta saameynta abaaraha ee NDMA ayaa sheegay in ay sare u kacday tirada dadweynaha ku nool gudaha wadanka ee u...

IEBC oo bayaan ka soo saartay doorashada ku celiska ee Machakos

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa sheegay in uu si buuxda ugu diyaar garooway maareynta doorashada ku celiska ah...

Maamulka tamarta ee dalka oo difaacay go’aankii lagu kordhiyay qiimaha shidaalka

Maamulka maareeya tamarta iyo batroolka dalka ee EPRA ayaa gaashaanka u daruuray eedeymo loo jeediyay oo ah in uunan tixgelin culeyska dhaqaale ee uu...
- Advertisment -

Most Read