Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

14 ka mid ah ismaamullada dalka oo la siinaya sariiraha isbitaallada ee lagu sameeyay Kenya

Dowladda dhexe ayaa ku howlan in 14 ka mid ah ismaamullada wadanka loo qaybiyo sariiraha lagu seexiyo bukaannada daryeelka caafimaad ka raadsado isbitaallada kuwaasoo...

Dowladda oo dugsiyada sare ku wareejisay 7.5 bilyan oo shilin

Warbaahinta qaranka ee KBC ayaa ku warramaysa in dowladda dhexe ay dugsiyada sare ku wareejisay lacag dhan 7.5 bilyan oo shilin .Tani ayaa ku...

Imtixaannada qaran ee KCSE-da oo berri billaabanaya

Waxaa uu qorshuhu yahay in berri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 26-ka bishan uu si rasmi ah u billowdo imtixaanka qaran ee shahaaddiga...

Madaxa ANC oo ka hadlay xil laga qaaday senatarka Kakamega

Hoggaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa arrin nasiib darro oo laga qoomameeyo ku tilmaamay go’aankii isbeheysiga NASA uu senatarka ismaamulka Kakamega Mr. Cleophas Malala...

UNHCR oo ka hadashay qorshaha Kenya ay ku xireyso xeryaha Dadaab iyo Kakuma

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR laanteeda Kenya ayaa sheegtay in Kenya ay ha'yadda ku wargelisay qorshaha ay ku dooneyso inay...

DHAGEYSO:Waraysi gaar ah: Xildhibaanka Lafey oo sheegay inay qorsheynayaan in la soo qaado dhaawaca daran ee qaraxii maanta

Xildhibaanka deegaanka Lafey ee ismaamulka Mandera Cabdi Muudey Ibraahim oo waraysi gaar ah siiyay idaacadda Star FM ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax saaka ka...

DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay qorsho lagu doonayo in lagu xiro xeryaha Dadaab iyo Kakuma

Maxamad Axmad Khaliif ayaa warbixintan ka diyaariyay xaafadda islii ee magaalada Nairobi

Qaar ka mid ah madaxda Mandera oo cambaareeyay qarax saaka dhacay

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta ismaamulka Mandera ayaa si kulul u cambaareeyay weerar maanta ka dhacay dowlad deegaankaas.Senatarka ismaamulka Mandera Maxamad Maxamuud ayaa qoraal...

DHAGEYSO:Dadweynaha tuulada Banaaney Qooqaar oo ka mahadceliyay ceel biyood loo hagaajiyay

Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.

Kenya oo codsatay qorshe lagu xirayo xeryaha Dadaab iyo Kakuma

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa hay'adda UNHCR u qabtay muddo 14 cisho ah oo ay ku dejinayso qorshaha lagu...

In ka badan 3 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Mandera

Qarax miino ah oo lala eegtay bas marayay tuulada Koromey ee ismaamulka Mandera ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 3 qof .Baabuurka oo ah...

Wasiirka waxbarashada oo digniin ka soo saaray KCSE-da

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa sheegay in ay ka war heleen qorsho ku saabsan khiyaano marka la billaabo imtixaanka qaran...
- Advertisment -

Most Read