Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Nin 72 sano jir ah oo loo haysto inuu faraxumeeyay gabadh yar

Ciidamada ammaanka ee deegaanka Marani ee ismaamulka Kisii ayaa gacanta ku dhigay eedeysane 72 sano jir ah oo lagu magacaabo Henry Ondieki.Ninkan ayaa lagu...

David Maraga oo soo jeediyay in xilka laga qaado madaxweynaha dalka

Madaxii cadaaladda dalka ee dhawaan howlgabka noqday Mr. David Maraga ayaa sheegay in la doonayo in xilka laga qaado madaxweynaha wadanka Mr. Uhuru Kenyatta...

Ururka caalamiga ee garsoorayaasha laantiisa Kenya oo sheegay in aan loo baahneyn in dastuurka la beddelo

Waxaa weli isa soo taraya falcelinta ay khuburrada dhanka sharciga ka bixinayaan qorshaha la doonayo in lagu beddelo qaar ka mid ah qodobbada dastuurka...

IEBC oo iska fogeysay eedeyn uga timid Junet Maxamad

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn uu u jeediyay xildhibaanka deegaanka bariga Suna...

Baadari uureeyay gabdhihiisa oo la xiray 140 sano

Maxkamad ku taalla ismaamulka Kirinyaga ayaa xukun 140 sano oo xabsi ah ku ridday baadari 58 sano jir ah oo lagu eedeyay inuu uureeyay...

Raila oo dhallinyarada ugu baaqay inay taageeraan BBI

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa dhallinyarada kenyaanka ah ku boorriyay inay si buuxda u taageraan qorshaha guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka...

Kenya oo aan la soo geli karin iyadoo uunan qofku sidan shahaadada COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in aan la oggoleyn in wadanka la yimaado ama uu qofku ka safro iyadoo uunan sidan shahaado muujinaysa...

Dhakhaatiirta dalka oo wacad ku maray inay shaqo joojinta sii wadayaan

Howlwadeenada caafimaadka ee dalka gaar ahaan saraakiisha isbitaallada kala duwan u qaabilsan bixinta daawooyinka ee ku mideysan dalladda KUCO iyo sidoo kale kalkaaliyaasha ayaa...

Gabdhaha oo lagu boorriyay inay waxbarashada ku dadalaan

Iyadoo dhawaan dib loo furay dugsiyada dalka ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinaya ardayda gabdhaha ah.Xoghayaha wasaaradda tacliinta ee Kenya Dr. Belio...

Xildhibaankii hore ee bartamaha Mandera oo ku biiray mushariixiinta xilka guddoomiyaha Nairobi

Mudanihii hore ee deegaanka bartamaha Mandera Cabdiqaadir Maxamad sidoo kalena soo noqday la taliyihii dhanka sharciga ee madaxweynaha dalka ayaa sheegay inuu u tartami...

Maamulayaasha dugsiyada oo sheegay inaynan ku filnayn lacag lagu wareejiyay

Maamulayaasha dugsiyada dalka ayaa sheegay in dhaqaale la siiyay oo dhan 19.5 bilyan oo shilin uusan kaafin karin baahiyaha dhanka tacliinta.Waxay dowladda dhexe ku...

Kang’ata oo diiday inuu ka laabto warqadii muranka dhalisay

Senatarka ismaamulka Murang’a Irungu Kang’ata ayaa sheegay inuusan waxba iska beddelin warqadii uu u qoray madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta.Waxaa uu qoraalkaas ku sheegay in...
- Advertisment -

Most Read