Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Guddiga EACC oo u yeeray guddoomiyaha golaha hoose ee Baringo iyo 12 ka mid ah wakiillada

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa u yeeray guddoomiyaha golaha hoose ee ismaamulka Baringo David Kiplagat, ku xigeenkiisa Jacob Cheboiwo,karaaniga Richard...

DHAGEYSO:Wakiillada Wajeer oo ku kala aragti duwan hindise sharciyeedka BBI

Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodobkan Wajeer ka soo diray

Madaxweynaha dalka oo kulan la qaatay saraakiisha sar sare ee dowladda

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa madaxtooyada wadanka ee State House kulan kula yeeshay xubnaha sar sare ee golaha fulinta.Shirka ayaa diiradda lagu saaray...

BBI oo laga ansaxiyay Nairobi

Ismaamulka Nairobi ayaa noqday dowlad deegaankii 11-aad ee ansaxiyo hindisaha BBI ee ku aaddan wax ka beddelka dastuurka wadanka u degsan.114 ka mid ah...

Ismaamulka Kisii oo laga ansaxiyay hindise sharciyeedka BBI

Ismaamulka Kisii ayaa noqday dowlad deegaankii sideedaad ee ansaxiyo hindisaha BBI ee ku aaddan wax ka beddelka dastuurka wadanka u degsan.Waxaa qorshahan maalmihii la...

Dowladda dhexe oo lacago siinaysa dadka dhibaatooyinka u nugul

Wasaaradda shaqaalaha iyo badbaadinta bulshada ayaa sheegtay in lacag dhan 8000 oo shilin la siin doono qof kasta oo ka mid ah ugu yaraan...

Dugsiga sare ee gabdhaha ee Moi oo la xiray

Waxaa albaabada la isugu dhuftay dugsiga sare ee gabdhaha ee Moi Girls oo ku yaalla magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu.Xaruntan waxbarasho ayaa waxaa...

Maxkamad aabbe ku amartay inuu taageero gabadhiisa oo ay hooyadeed kala tageen

Mid ka mid ah qaadiyaasha dalka oo lagu magacaabo Cabdulxaliim Athmaan ayaa soo saaray go’aan ah in aabaha laga doonayo in gabadhiisa uu taageero...

Raila Odinga oo ka soo horjeestay hindise ka dhan ah siyaasadda Ruto

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa baarlamaanka kula taliyay in uunan ansaxin hindise sharciyeed loo gudbiyay guddiga arrimaha amniga ee golaha qaran ee xeer...

Madaxweynaha dalka oo isku shaandheyn ku sameeyay xoghayayaasha wasaaradaha

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa sameeyay isku shaandheyn dhanka maamulka ah oo saameysay xoghayayaasha wasaaradaha kala duwan.Madaxa waaxda adeegga dadweynaha Joseph Kinyua ayaa...

Hindise sharciyeedka BBI oo ilaa iyo hadda laga ansaxiyay 7 ismaamul

Toddobo ka mid ah golayaasha ismaamullada dalka ayaa ilaa iyo hadda ansaxiyay hindise sharciyeedka BBI ee la doonayo in wax looga beddelo qaar ka...
- Advertisment -

Most Read