Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

KNEC oo shaacisay xilliyada la sameyn doono imtixaannada KCPE iyo KCSE

Golaha imtixaannada qaran ee KNEC ayaa shaaciyay in imtixaannada fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da iyo kuwa fasalka afaraad ee dugsiyada sare...

DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Wajeer oo ka hadlay caqabadda koronto la’aanta

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka bariga ismaamulka Wajeer ,Aadan Daauud ayaa sheegay in xal waara loo heli doono koronto la’aanta in muddo ah...

Siyaasiyiin ku baaqay in Kenya ay u yeerto safiirka Uganda ee Nairobi

Siyaasiyiin kala duwan ayaa madaxweynaha dalka William Ruto ugu baaqay in maamulkiisa uu dib ugu yeero safiirka Uganda ku matalo Kenya. Tani ayaa timid ka...

Barasaabka Siaya oo shaqada ka joojiyay xoghayaha iyo mas’uuliyiin kale

Guddoomiyaha ismaamulka Siaya James Orengo ayaa fasax qasab ah u diray xoghayaha dowlad deegaankaasi Joseph Ogutu iyo qaar ka mid ah saraakiisha sar sare...

Meydka walaalka madaxweyne ku xigeenka dalka oo maanta la aasaya

Waxaa maanta la aasaya meydka Jack Reriani oo ay wada dhasheen madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua oo geeriyooday bishii hore. Aaska oo ka dhacaya...

Barasaabka Embu oo sheegtay inay dabagal ku sameyn doonto dab ay 7 qof ku dhinteen

Guddoomiyaha ismaamulka Embu ,Cecily Mbarire ayaa wacad ku martay inay ku dadaalayso in la ogaado sababta keentay dhacdo dab ah oo ay dhawaan ku...

Guddiga daawooyinka oo sharci darro ku tilmaamay daawada ‘Sophia’

Guddiga dowladda dhexe u qaabilsan xaqiijinta tayada daawooyinka iyo ka hor tagga waxyaabaha sunta ah ee (PPB) ayaa bayaan ka soo saaray daawo loo...

DHAGEYSO:Dugsiyada Quraanka ee Mombasa oo loogu baaqay inay la yimaadaan qorsho horumarineed

Golaha culimada ee magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa waxay ugu baaqeen maamullada madaarista quraanka in ay la yimaadaan qorshe lagu horumarinayo barashada diinta...

KRA oo soo dhaweysay hadal uu jeediyay madaxweynaha dalka

Maamulka cabshuuraha dalka ee KRA ayaa soo dhaweeyay hadal uu dhawaan jeediyay hoggaamiyaha wadanka William Ruto oo ahaa in la doonayo in canshuur bixiyaasha...

Baarlamaanka dalka oo maanta dib u furmaya

Xildhibaannada baarlamaanka 13-aad ee dalka ayaa maanta billaabaya kal-fadhiyadoodii caadiga ahaa. Khamiistii hore ayay ahayd markii uu madaxweynaha dalka William Ruto si wadajir ah uu...

Madaxweynaha dalka iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka oo wada hadlay

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa wada hadal la yeeshay xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka , Antony Blinken . Waxay labada mas’uul diiradda saareen arrimaha...

Maxkamadda oo laashay dacwad ka dhan ahayd tallaalka qasabka ah ee saraakiisha dowladda

Maxkamadda shaqada iyo shaqaalaha ee dalka ayaa dhinac iskaga dhigtay dacwad looga soo horjeeday in saraakiisha dowladda ay qasab ku tahay inay qaataan tallaalka...
- Advertisment -

Most Read