Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Bannaanbax ka dhacay magaalada Garissa

Bishar Axmad Dhaqane ayaa dhameystiraya

Wasiirka arrimaha gudaha oo digniin adag soo saaray

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Kithure Kindiki ayaa digniin adag u diray kooxaha burcadda ee falal dambiyeedyada ka gaysta qaybaha wadanka. Waxaa uu sheegay in shakhsiyaadkan...

DHAGEYSO:Culimada Wajeer oo ku baaqay in roobdoon la sameeyo

Kulan ay isugu yimaadeen golaha culimada iyo ducaadda ismaamulka Wajeer ayay uga hadleen arrimo ay ka mid yihiin in la sameeyo roobdoon sidoo kalena...

Dowladda dhexe oo 108 dugsi hoose dhexe ee ku yaalla Tana River gaarsiisay raashin

Dowladda dhexe ayaa 108 dugsi hoose dhexe oo dowli ah kuwaasoo ku yaalla ismaamulka Tana River gaarsiisay raashin loogu talagalay barnaamijka quudinta dugsiyada iyadoo...

Xoghayaha magacaaban ee wasaaradda maaliyadda oo shaaciyay hantidiisa

Waxaa maanta guddiga baarlamaanka ee maaliyadda hor tagay Chris Kiptoo oo uu madaxweynaha dalka u soo xushay xoghayaha joogtada ee wasaaradda maaliyadda. Mr. Kiptoo ayaa...

Xildhibaannada oo maanta billaabay turxaan bixinta xoghayeyaasha wasaaradaha

Waxaa la qorsheeyay in maanta baarlamaanka wadanka uu su’aallo waydiiyo 11 ka mid ah 51 qof oo loo soo xushay inay noqdaan xoghayeyaasha joogtada...

DHAGEYSO:Ku xigeenka madaxweynaha dalka oo baaq u diray waaxda dacwad oogidda

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa agaasimaha waaxda dacwad oogidda wadanka Nuurdiin Xaaji ugu baaqay inuu meesha ka saaro dacwado uu ku tilmaamay...

DHAGEYSO:Qiimaha xoolaha ee xeryaha qaxootiga oo kordhay

Waxaa sare u kacay qiimaha xoolaha nool ee lagu iibiyo suuqyada xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaana jira isbeddel ballaaran marka loo eego maalmo ka...

Madaxweynihii hore ee dalka oo ku sugan DRC

Madaxweynihii hore ee dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magaalada Kinshasa ee jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC. Waxaa uu wada hadal la yeelanayaa hoggaamiyaha...

DHAGEYSO:Barasaabka Nairobi oo ka hadlay amni darrada jirta

Guddoomiyaha ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa sheegay inuu toddobaadkan kulan la qaadan doono taliyaha guud ee booliska wadanka ee dhawaan la dhaariyay Japhet Koome. Waxay...

DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in la adkeynaya amniga waqooyiga Rift Valley

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in dowladda dhexe ay qaadi doonto tallaabooyin dib loogu soo celinaya xasiloonidii dooxada Kerio Valley. Waxaa uu hoosta ka...

DHAGEYSO:Barasaabka Mombasa oo xariga ka jaray mashruuc lagu quudinaya ardayda

Guddoomiyaha Ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir iyo xildhibaanka deegaanka Nyali Maxamad Cali ayaa si wadajir ah u daahfuray barnaamij loogu talagalay in lagu quudiyo...
- Advertisment -

Most Read