Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Soomaali gurmad lagu caawinaya dadka ay daadadku saameeyeen gaarsiiyay xafiiska guddoomiyaha Mombasa

Waxaa xafiiska barasaabka ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta gurmad ay ugu tala galeen dadka ay saameeyeen daadadka gaarsiiyay qaar ka mid ah soomaalida ku...

DHAGEYSO:Ganacsatada Wajeer oo codsanaya in laga caawiyo sidii ay badeecooyinka uga soo daabuli lahaayeen Nairobi

Ganacsatada ismaamulka Wajeer ayaa madaxda iyo dowladda ka codsaday inay garab ku siiyaan sidii ay magaalada Nairobi uga qaadi lahaayeen badeecooyinka kala duwan maadaama...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare oo ku baaqay in madaxda ay iska kaashadaan caawinta dadka ay saameeyeen daadadka

Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Amason Kingi ayaa sheegay in mas’uuliyiinta dowladda dhexe iyo kuwa ismaamullada laga doonayo inay iska kaashadaan sidii loo caawin...

DHAGEYSO:Ardaygii ugu horreeyay natiijada KCPE-da ee Wajeer oo dareenkiisa muujiyay

Waxaa warbaahinta Star dareenkooda la wadaagay Axmad Issaaq Nuur oo ah arday natiijadii imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ee shalay...

Dowladda ismaamulka Nairobi oo kordhisay miisaaniyadda horumarinta deegaannada hoose

Dowladda ismaamulka Nairobi ayaa kordhisay miisaaniyadda dhaqaale ee ay u qoondeyso in lagu horumariyo deegaannada hoose ee 17-ka deegaan baarlamaneed ee caasimadda dalka. Lacagtan oo...

DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in la kordhinaya maalgelinta kooxaha haweenka iyo dhallinyarada

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka go’an tahay in sare loo qaado ka qayb gelinta maaliyadeed ee muwaadiniinta. Waxaa uu...

Xisbiga ODM oo hakiyay diiwaangelin lagu waday inuu ka sameeyo Nairobi

Xisbiga mucaaradka ee ODM ayaa hakiyay qorsho uu ku doonayay inuu xubno dheeraad ah ka diiwaangeliyo ismaamulka Nairobi. Guddoomiyaha ODM ee Nairobi George Aladwa ayaa...

Dowladda oo shaacisay in macallimiintii saxay KCPE-da la siiyay lacagahooda

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda waxbarashada ee dalka Belio Kipsang ayaa sheegay in dhammaan macallimiintii saxay warqadaha imtixaanaadka KCPE-da la siiyay lacagihii ay ku...

Arday ku guul dareystay inay sameeyaan KCPE-da oo fursad kale la siinaya

Wasiirka waxbarashada ee dalka Mr. Ezekiel Machogu ayaa sheegay in arday gaaraya 9,354 oo ku guuldareystay inay u fariistaan imtixaanka KCPE ee sanadkan ay...

DHAGEYSO:Xildhibaannada Waqooyi Bari oo ku baaqay in daadadka loo aqoonsado musiibo qaran

Mudanayaasha laga soo doortay deegaannada hoos tago ismaamullada gobolka Waqooyi Bari ee Garissa, Wajeer iyo Mandera oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa dowladda dhexe...

Wasaaradda waxbarashada oo sheegtay in xilligii KCPE-da la soo tabiyay 2 kiis oo khiyaano ah

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Mr. Ezekiel Machogu ayaa sheegay in sanadkan la diiwaangeliyay labo kiis oo ah khiyaano ama xatooyada imtixaanaadkii fasalka 8-aad...

Madaxweynaha dalka oo ka hadlay kaalinta waaxyaha gaarka ah ee caafimaadka

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in shirkadaha gaarka ah ay door muhiim ku leeyihiin howlaha caafimaadka. Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maamulkiisa uu...
- Advertisment -

Most Read