Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

TSC oo ku baaqday in la soo codsado fursadaha macallinnimada ee bannaan

Madaxa fulinta ee guddiga adeegga barayaasha ee TSC ,Nancy Macharia ayaa ku baaqday in shakhsiyaadka daneynaya inay wax ka dhigaan dugsiyada wadanka ay soo...

Dacwadii dilka ee ka dhanka ahayd Aisha Jumwa oo meesha laga saaray

Waxaa si rasmi ah maxkamadda looga saaraya dacwad la xiriirtay dil oo lagu soo oogay wasiiradda wasaaradda adeegga dadweynaha iyo jinsiyadda Aisha Jumwa Katana. Waxaa...

DHAGEYSO:SUPKEM oo difaacday wasiirka gaashaandhigga ee dalka

Golaha sare ee muslimiinta dalka ee (SUPKEM) ayaa difaacay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Kenya Aadan Barre Ducaale ka dib markii hadal uu dhawaan jeediyay...

Natiijada KCPE oo maanta lagu dhawaaqay

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka , Ezekiel Machogu ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay natiijadii ka soo baxday imtixaanaadka fasalka Siddeedaad ee dugsiyada...

Ardayda fasalka 6-aad ee Grade 6 oo natiijadooda helaya bisha Jannaayo

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa sheegtay in ugu yaraan 1.2 milyan oo ah arday sanadkan u fadhiistay imtixaanka fasalka 6-aad ee dugsiyada hoose dhexe...

DHAGEYSO:Shil ka dhacay ismaamulka Nyamira

Waxaa lagu soo warramayaa in dhowr qof oo rakaab ah ay dhaawacmeen ka dib markii bas ay ku safrayeen uu saaka shil ku galay...

Natiijada KCPE oo la filayo in maanta la shaaciyo

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka , Ezekiel Machogu ayaa la filayaa inuu madaxweynaha dalka William Ruto u gudbiyo warbixin ku saabsan imtixaanaadka fasalka Siddeedaad...

Booliiska oo shacabka uga digay shaqaaleysiin been abuur ah

Adeegga qaran ee booliiska ee NPS ayaa dadweynaha uga digay in lagu khiyaano xayeysiin lagu faafinaya baraha bulshada oo muujinaysa in la howlgelinaya saraakiil...

DHAGEYSO:Ducaale oo digniin adag u diray haweenka muslimiinta ah ee ku nool Kenya

Wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa digniin adag u diray haweenka muslimiinta ah ee ku nool gudaha dalkani Kenya. Waxaa uu ku...

DHAGEYSO:Qaadiga Lagdera oo sheegay in deegaankaasi uu ku batay furiinka

Qaadiga deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa Sheekh Cabdicasiis Macallin Maxamad oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Star ayaa sheegay in halkaasi uu ku...

Kenya iyo Shiinaha oo xiriirkooda xoojinaya

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay inay ka go’an tahay ka shaqeynta sidii dowladda Kenya ay sare ugu qaadi lahayd xiriirka kala dhexeya wadanka...

Aqalka sare oo guddi u saaray xil ka qaadistii barasaabka Meru

Aqalka sare ee dalka ayaa guddi ka kooban 11 xubnood u xil saaraya inuu dabagal ku sameeyo go’aan ay maalmo ka hor wakiillada golaha...
- Advertisment -

Most Read