Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Musharrax doonaya in dabagal lagu sameeyo dhaqaalaha ololaha ee isbeheysiyada waawayn

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Agano Party, David Waihiga Mwaure ayaa maamulka canshuuraha ee (KRA), guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee (EACC) iyo taliyaha...

DHAGEYSO:Ganacsatada ku hanti waayay suuq Mugdi oo dareenkooda muujiyay

Ka dib markii xalay uu dab xooggan baabi’iyay suuqa wayn ee bartamaha magaalada Garissa ee loo yaqaano suuq Mugdi ayaa waxaa uu khasaare baaxad...

DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha muslimiinta oo taageeray Raila iyo Karua

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha muslimiinta ee dalka oo isugu jiro siyaasiyiin, aqoonyahaanno iyo culimo ayaa taageero u muujiyay musharraxa madaxweyne ee Azimio Raila...

DHAGEYSO:Cabdi Billow:Dabkii xalay ka kacay suuq Mugdi waxaa ku burburay hanti lagu qiyaasay ku dhawaad hal bilyan oo shilin

Dabkii xalay ka kacay suuqa wayn ee suuq Mugdi ee magaalada Garissa ayaa waxaa ku burburay hanti lagu qiyaasay ku dhawaad hal bilyan oo...

Igathe oo soo jeediyay in musuqmaasuqa loo aqoonsado xaalad degdeg ah

Musharraxa xilka barasaabnimo ee ismaamulka Nairobi Polycarp Igathe oo ka tirsan isbeheysiga Azimio la Umoja-One Kenya , ayaa ku talinaya in falalka musuqmaasuqa ee...

Barasaabka Garissa oo sheegay in la caawin doono ganacsatada ay hantida ka gubatay

Barasaabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorone ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Facebook-ga ku sheegay inuu aad uga xun yahay burburka hantiyadeed...

DHAGEYSO:Barasaabkii hore ee Garissa oo ka hadlay gubashada suuq mugdi

Guddoomiyihii hore ee ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac ayaa ka hadlay dabkii xalay baabi’iyay suuqa loo yaqaano suuq mugdi ee ku yaalla magaalada Garissa. Dhacdadaasi ayuu...

Wasiirka tacliinta oo ku baaqay in la xaqiijiyo dhammaan shahaadooyinka Degree

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa soo jeediyay in dabagal xaqiijin ah lagu sameeyo dhammaan shahaadooyinka jaamacadeed ee heerka Degree-ga ee...

DAAWO:Suuqa Garissa oo xalay gubtay

Waxaa lagu soo warramayaa in xalay ay gubatay qayb ka mid ah suuqa Garissa oo loo yaqaano Suuq Mugdi. Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa hadda si...

Raila Odinga oo IEBC ka dalbaday inay faahfaahiso arrimo ku saabsan codeynta

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio la Umoja- One Kenya ,Raila Odinga ayaa doonaya in guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC...

DHAGEYSO:Maamulka suuqa Garissa oo kulamo la qaadanaya siyaasiyiinta

Guddoomiyaha ganacsatada suuq Mugdi ee magalaada Garissa Cabdiwahab Gaarane Bulan ayaa sheegay in ay wadaan shir ay siyaasiyiinta la yelanayan kaas oo ku saabsan...

Xisbiga Wiper oo maxkamadda geynaya dacwad uu ku taageerayo Sonko

Xisbiga Wiper ee uu hoggaamiyo Kalonzo Musyoka ayaa ka baaran degaya inuu maxkamadda u gudbiyo dacwad ka dhan ah guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka...
- Advertisment -

Most Read