Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Madaxweynaha dalka oo sheegay in 2 bilyan maalinkiiba la lunsado

Madaxweynaha dalka Mr Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in 2 bilyan oo shilinka dalka ah laga musuqmaasuqa dowladda maalin walba ayaa dhaliyay aragtiyo kala duwan.Mr.Kenyatta...

DHAGEYSO:18 neef oo ay biriq ku dishay Narok

Wararka naga soo gaaraya degaanka Transmara ee ismaamulka Narok ayaa sheegaya in biriq ama jac ay halkaasi ku dishay 18 neef oo lo’o ah.Qoyska...

KNEC oo ku dhawaaqday in qiimeyn ku sameyn doonto ardayda dhigta fasallada dugsiyada hoose dhexe

Golaha imtixaanada qaran ee KNEC ayaa sameyn doona qiimeyn dhanka waxbarashada ah gaar ahaan ardayda dhigta fasallada 1-aad ilaa -3aad iyo 5-aad ilaa 7-aad...

Madaxweynaha dalka oo difaacay qorshaha BBI

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta oo maanta wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Inooro ayaa difaacay dhaqaalaha ay dowladda dhexe ku bixinayso qorshaha sharci beddelka...

Madaxweynaha dalka oo digniin u diray maamulayaasha dugsiyada

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maamulayaasha dugsiyada wadanka uga digay inay ardayda eryaan iyagoo ka dalbanaya bixinta qarashaadka waxbarashada.Mr. Kenyatta ayaa hoosta ka...

DHAGEYSO:Senatarka Murang’a oo faahfaahiyay sababta uu madaxweynaha warqad ugu qoray

Senatarka ismaamulka Murang’a ahna mas’uulka xisbiga Jubilee u qaabilsan dhanka kala dambeynta ee aqalka sare Mr. Irungu Kang’ata ayaa sheegay inuunan ujeeddo kale ka...

DHAGEYSO:Golaha qaran ee talasiinta Muslimiinta oo ka digay hadallada dhibaatooyin sababi karo

Guddoomiyaha golaha qaran ee talasiinta ee Muslimiinta dalka Sheekh Juma Ngao ayaa shacabka iyo madaxda siyaasadeed ugu baaqay inaynan adeegsan hadallada iyo falalka wax...

DHAGEYSO:Waayeel digaag ku iibiya Wajeer

Waxaa magaalada Wajeer digaag ku iibiyo aabbe soomaaliyeed oo ay da’diisu tahay 70 iyo dhowr sano oo noo sheegay inuu ka soo saaro qutul...

Ciidamada ammaanka ee Vihiga oo xiray arday waardiye dilay

Saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Vihiga ayaa xabsiga u taxaabay arday dhigta fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee Nyang’ori oo lagu eedeyay inuu dilay waardiyihii...

DHAGEYSO:Hoos u dhac laga dareemayo suuqa qudaarta ee magaalada Wajeer

Waxaa hoos u dhac dhanka ganacsiga ah laga soo sheegayaa suuqa lagu iibiyo qudaarta ee magaalada Wajeer sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye...

KRA oo bishii hore uruurisay 166 bilyan oo canshuur ah

Maamulka qaabilsan uruurinta canshuuraha ee KRA ayaa sheegay in bishii ugu dambeysay sanadkii hore ee Diseembar uu uruuriyay 166 bilyan oo shilin oo canshuur...

DHAGEYSO:Raila Odinga oo dhaliilay siyaasadda William Ruto

Raila Odinga oo shalay ku sugnaa xaafadda Kayole ee magaalada Nairobi ayaa shacabka ku nool caasimadda dalka ugu baaqay inay taageeraan geeddisocodka BBI.Waxaa uu...
- Advertisment -

Most Read