Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20683 POSTS0 COMMENTS

Israa’iil oo sheegtay in aynan ansixin doonin in kolonyada gargaarka sida ay galaan Waqooyiga Qaza

Israa'iil ayaa qaramada midoobay u sheegtay in aynan ansixin doonin in kolonyada gargaarka sida ee hay'adda daryeelka qaxootiga Falastiin ee UNRWA ay galaan Waqooyiga...

DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday in ay dhul u iibiso dugsi ku yaalla Wajeer

Waxaa bulshada laga codsaday inay ka qayb qaadato sidii dhul loogu iibin lahaa dugsi quraan oo ku yaalla xaafadda Hodan ee magaalada Wajeer sida...

Mudavadi oo ka digay in Raila laga carqaladeeyo inuu ku guulaysto xilka AU-da

Madaxa wasiirrada dalka ahna wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo qurbajoogta Musalia Mudavadi ayaa siyaasiyiinta uga digay jeedinta hadallo aan laga fiirsan oo wax u...

Madaxa waaxda diiwaangelinta ee garsoorka dalka oo maanta la dhaarin doono

Waxaa uu qorshuhu yahay in maanta xilkeeda loo dhaariyo madaxa cusub ee waaxda diiwaangelinta garsoorka wadanka Winfridah Mokaya. Guddiga adeegga waaxda cadaaladda ee dalka ee...

DHAGEYSO:Maalinta Qaaxada oo laga xusay Garissa

Munaasabad lagu xusayey maalinta qaaxada ayaa lagu qabtay magaalada Garissa waaxana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada. Bulshada ayaa lagu wacyigeliyay inay...

DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay inay ka go’an tahay wanaajinta nolosha kenyaanka

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay in la wanaajiyo nolosha kenyaanka. Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in dowladdu aynan...

DHAGEYSO:WARKA DUHURNIMO EE IDAACADDA STAR FM

Soo jeedinta Maxamad Axmad Khaliif

Dadkii lagu dilay weerarkii Moscow oo loo baroordiiqaya

Waxaa dalka Ruushka baroordiiq loogu sameynaya in ka badan 133 qof oo lagu dilay weerar Jimcihii ka dhacay caasimadda wadankaasi ee Moscow. Falkaasi oo ay...

19 dugsi oo amni darro awgeed loogu xiray Baringo

Waxaa albaabada loo laabay 19 dugsi oo ku yaalla Waqooyiga ismaamulka Baringo . Xarumahan ayaa la xiray saddex bilood gudahooda ka dib markii ay kordheen...

TOP AUTHORS

20683 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read