Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20356 POSTS0 COMMENTS

Israa’iil oo dishay ku dhawaad 80 qof oo gargaar sugayay

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Falastiin ayaa sheegtay in Israa’iil ay saaka dishay ugu yaraan 77 qof oo Falastiiniyiin ah. Waxaa sidoo kale la dhaawacay...

Tartan Qur’aan oo sanadla ah oo ka furmay Balambala

Waxaa magaalada Saaqa ee deegaanka Balambala ee ismaamulka Garissa si rasmi ah maanta uga furmay tartanka Qur’aanka Kariimka oo sanadkiiba mar la qabto. Tartanka ayaa...

DHAGEYSO:Wakiillada haweenka oo loogu baaqay inay tacliinta ku taageeraan carruurta qabo baahiyaha gaarka ah

Wakiillada haweenka ee ismaamullada dalka ayaa lagu boorriyay inay maalgeliyaan deeqaha waxbarasho ee carruurta baahiyaha gaar ah qabo iyo kuwa ka soo jeeda qoysaska...

Xubnaha ururka LSK oo dooranaya mas’uuliyiin cusub

Waxaa maanta mas’uuliyiinta hoggaamin doono u codeynaya ilaa 15,000 oo ah xubnaha ururka qareennada dalka ee LSK. Codeynta ayaa ka socoto guud ahaan wadanka. Mas’uuliyiinta la...

Madaxweynaha dalka oo ku baaqay dadaallo caalami ah oo lagu badbaadinaya deegaanka

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa caalamka ugu baaqay in uu iska kaashado dadaallada badbaadinta deegaanka. Waxaa uu si gaar ah u tilmaamay in loo baahan...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle  

Baarlamaanka Ghana oo ansixiyay xeer adag oo ka dhan ah xiriirka dadka isku jinsiga

Baarlamaanka dalka Ghana ayaa meel mariyey xeer adag oo ka dhan ah dadka isku jinsiga ee wax iska daya iyo labeebka ee loo yaqaano...

DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Makaroor ee Wajeer oo soo dhaweeyay dhisidda isbitaalka umusha

Dadweynaha ku nool xaafadda Makaroor ee magaalada Wajeer ayaa soo dhaweeyay in dowladda hoose ee ismaamulkaasi ay u dhisaysa isbitaalka heerka afaraad ah oo...

Hay’adda Save the Children oo sheegtay in carruurta Qaza si wadar ah loo dilaya

Madaxa ololaha iyo xeerarka baniaadannimo ee Hay’adda badbaadinta carruurta ee Save the Children ,Alexandra Saieh ayaa sheegtay in hadda carruurta Qaza loo dilaya si...

Howlaha booliiska dalka oo la casriyeynaya

Waaxyaha ka tirsan golaha qaran ee maamulka cadaaladeed ee (NCAJ) ayaa wacad ku maray in ay adeegga qaran ee booliiska ee NPS garab ku...

TOP AUTHORS

20356 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read