Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

13968 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Wajeer oo laga billaabay dhiig bixin

Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya.

Guddi loo saaray qabanqaabada aaska Magoha

Waxaa la soo dhisay guddi loogu talagalay inuu isku dubarido qabanqaabada aaska wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada dalka Prof. George Magoha. Tani ayaa ku soo...

Dowladda oo dib ugu soo celisay madaxweyne ku xigeenka 202 milyan oo shilin

Lacag dhan 202 milyan oo shilinka dalka ah oo uu leeyahay madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua taas oo ay dowladda horay uga xannibtay...

Suleiman Shahbal oo loo doortay guddoomiyaha guddiga isgaarsiinta EALA

Suleiman Shahbal oo ka mid ah xildhibaannada golaha xeer dejinta bariga Afrika ee EALA ayaa loo doortay guddoomiyaha guddiga isgaarsiinta, ganacsiga iyo maalgashiga. Shahbal ayaa...

DHAGEYSO:Wasiirka arrimaha gudaha oo digniin ka soo saaray ka ganacsiga maandooriyaha

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa xilli uu ku sugnaa deegaanka Kiambaa ee ismaamulka Kiambu waxaa uu sheegay in...

William Ruto oo ku baaqay in la burburiyo xiriirrada maaliyadeed ee argagixisada

Madaxweynaha dalka William Ruto oo shir uga qayb galay magaalada Muqdisho ee wadanka Soomaaliya ayaa sheegay inay qasab tahay in dowladaha geeska Afrika ay...

Shirkii Muqdisho oo war murtiyeed laga soo saaray

Madaxweynaha dalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay shir afar geesood ah, oo ay wada qaateen madaxda waddamada dariska la ah Soomaaliya. Shirkan ayaa lagaga...

DHAGEYSO:Yaa ku guuleystay doorashada kursigii uu banneeyay Mahad Salaad?

Ilyaas Sheekh Axmad Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada ku celiska ahayd ee Kursiga Hop147 ee deegaan doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul...

DHAGEYSO:WARKA DUHURNIMO EE IDAACADDA STAR FM

Soo jeedinta Xamdi Gurey

Dhow qof oo loo xiray weerarkii dadka badan ku dhinteen ee masjid ku yaalla Pakistan

Ciidamada booliiska dalka Pakistan ayaa billaabay baaritaanno la xiriira weerar ismiidaamin ah oo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof, kaas oo lala...

TOP AUTHORS

13968 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read