Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

18881 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Garissa oo laga xusay maalinka adduunka ee AIDS-ka

Meelaha maanta lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ee cudurka AIDS-ka waxaa ka mid ah ismaamulka Garissa iyadoo dhallinyarada baaq loo diray. Cabdullahi Daauud oo ka...

DHAGEYSO:Raila oo dowladda ku dhaliilay guriyo lagu dumiyay Kakamega

Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio Raila Odinga ayaa dowladda dhexe ku dhaliilay qorsho lagu dumiyay guriyo ku yaalla xaafadda Milimani ee magaalada Kakamega. Waxaa uu...

Nairobi oo ismaamullada wadanka ugu horreysa tirada dadka qabo AIDS-ka

Marka la eego xaaladda cudurka AIDS-ka ee dalka waxaa ismaamullada ay ku nool yihiin dadka xanuunkan qabo ugu horreysa Nairobi . Tirada kiisaska fayraska HIV-da...

Dowladda oo shaacisay nambarka lagu soo gudbin karo xogaha Daadadka

Xarunta dhexe ee ka falcelinta xaaladaha degdegga ah ee roobabka El-Nino ayaa shaacisay in kenyaanka ay macluumaadka ku saabsan fatahaadaha ku soo gudbin karaan...

DHAGEYSO:Tirada dadka ku dhintay daadadka oo sii korortay

Afhayeenka dowladda dhexe ee dalka Issac Mwaura ayaa sheegay in ilaa iyo hadda 142 qof ay ku dhinteen fatahaadaha ku dhuftay qaar ka mid...

Ruto:Taageerada dal la siinaya yaan lagu xirin la tacaalidda isbeddelka cimillada

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa magaalada Dubai ee wadanka isu tagga Imaaraadka Carabta ee UAE-da oo uu uga qayb galaya shirka arrimaha cimillada ee...

DHAGEYSO:WARKA DUHURNIMO EE IDAACADDA STAR FM

Soo jeedinta Xamdi_Gurey

DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay la is cafiyo si looga baxo dhibaatooyinka hadda jiro

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari Dubat Cali Camey ayaa bulshada muslimiinta ah ugu baaqay inay...

DHAGEYSO:KNUT oo dhaliishay macallimiin qaab qandaraas ah loo shaqaaleysiiyay

Ururka qaran ee macallimiinta dalka ee (KNUT) ayaa dhaliilay qaabka loo shaqaaleysiiyay qaar ka mid ah macallimiinta fasallada dugsiyada loo yaqaano JSS oo la...

Madaxweynaha dalka oo ka qayb galaya kulanka COP28

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka qayb galaya shirka qaramada midoobay ee looga arrinsanaya saameynta isbeddelka cimillada ee (COP28) oo shalay ka furmay magaalada...

TOP AUTHORS

18881 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read