Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

11867 POSTS0 COMMENTS

Soomaaliya oo kaalinta labaad ka gashay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka ee Turkiga ka dhacay

Soomaaliya ayaa kaalinta labaad ka gashay tartanka caalamiga ah ee Qur'aanka Kariimka ah ee lagu qabtay dalka Turkiga. Cabdiwahaab Qaasim Axmad oo ku tartamay 30-ka...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle​

DHAGEYSO:Laba canug oo isla dhashay oo meydadkooda laga helay ismaamulka Trans Nzoia

Wiil 8 sano jir ah iyo walaashiis oo 4 sano jir ah kuwaas oo la waayay 1-dii bishan xilli ay ku sugnaayeen tuulada Mitua...

Ismaamulka Kisumu oo saxiixay heshiis lagu xoojinaya soo saaridda cunnada

Dowladda hoose ee ismaamulka Kisumu ayaa heshiis maalgashi la saxiixatay shirkad laga leeyahay Ingiriiska oo loo yaqaano United Green. Barnaamijkan oo ay dhaqaale ahaan ku...

DCI oo sheegtay in laga faafiyay war been abuur ah

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa mid marin habaabin ah ku tilmaantay warbixin lagu qoray wargeys maalinle ah. Waxaa warbixinta cinwaan looga dhigay in...

DHAGEYSO:Sanbaloolshe oo shaaciyay in reer Hiiraan aysan sii wadi karin dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamad Cali (Sanbaloolshe) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ee baarlamaanka dalka Soomaaliya, islamarkaana ka soo jeedo gobolka Hiiraan ayaa ka...

Guddiga howlaha aqalka sare oo la ansixiyay

Aqalka sare ee dalka ayaa ansixiyay guddi ka kooban toddobo xubnood oo qaabilsanaan doono isku dubaridka howlihiisa. Tani ayaa timid ka dib markii senatarrada ay...

Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed oo adeegsaday gantaallo falcelin ah

Ciidamada militariga ee dalalka Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa lagu soo warramayaa inay adeegsadeen gantaallo culus. Tallabadan ayay ku sheegeen mid looga falcelinayay gantaal lagu...

KNEC oo shaacisay xilliyada la sameyn doono imtixaannada KCPE iyo KCSE

Golaha imtixaannada qaran ee KNEC ayaa shaaciyay in imtixaannada fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da iyo kuwa fasalka afaraad ee dugsiyada sare...

TOP AUTHORS

11867 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read