Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20259 POSTS0 COMMENTS

Qaramada midoobey oo dalbatay balaayiin lacag ah oo wax looga qabto xaalado baniaaddanimo oo haysta qaxootiga Suuriya

Hay’adaha gargaarka ee qaramada midoobay ayaa dalbanaya malayiin lacag ah oo wax loogu qabto dadka dhibataysan ee Syria kuwaas oo ay isugu darsameen saboolnimo...

In ka badan 15 qof oo ku dhintay dooni ay saarnaayeen dad aroos ah oo ku dagtay Guinea

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay dooni ay saarnaayeen dad aroos ah oo kula dagtay xeebaha Waqooyi ee dalka Guinea sida ay sheegeen...

DHAGEYSO:Dad barakacayaal ah oo xaalad nololeed ku wajahaya Beledweyne

Dad Barakacayaal Cusub oo ka Soo barakacay deegaano ka mid ah Gobolka Bakool ayaa Gaadhay Magaaladda Balad-wayne ee xarunta Gobolka hiiraan waxayna sheegeen inay...

Sarah Obama oo la aasay

Waxaa Alle ha u naxariistee xaafadda Kogelo ee ismaamulka Siaya maanta lagu aasay Mama Sarah Onyango Obama oo ahayd ayeyada madaxweynihii hore ee Maraykanka...

Madaxweynaha Tanzania oo ku xigeenka madaxweynaha u magacaawday wasiirkii maaliyadda

Madaxweynaha dalka Tanzania Saamyia Suluhu Xasan ayaa ku xigeenka madaxweynaha ee dalkaasi u magacaawday Philip Mpango oo ahaa wasiirkii maliyadda.Magacaabista ayaa la horgeeyay baarlamaanka...

Muwaadin u dhashay Ingiriiska oo la xiray ka dib markii diyaarad aan duuliye lahayn ay ku wareegatay guriga William Ruto

Muwaadin u dhashay boqortooyada Ingiriiska oo lagu magacaabo Hind Jeremy islamarkaana da’adiisu tahay 37 sano jir ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii diyaaradiisa...

Shir lagu waday inuu maanta u furmo madaxda Soomaaliya oo dib u dhacay

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid shir lagu waday inay yeeshaan madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaasoo la filayay...

Wafdi Soomaaliya ka socda oo Qatar gaaray

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Doxa ee Caasimada dalka Qatar.Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka...

Shacabka Kenyaanka oo la sheegay in maalin kasta ay qaatan deyn ah 1.2 bilyan oo shilin

Sanadkii la soo dhaafay shacabka Kenyaanka ah ayaa maalin kasta qaadanayay 1.2 bilyan oo shilin oo ah lacagaha deymaha ee adeegga loo yaqaano Fuliza...

DHAGEYSO:Barasaabka galbeedka Pokot oo sheegay in shaqada laga eryaya mas’uulkii aan qaadan tallaalka COVID-19

Guddoomiyaha ismaamulka galbeedka Pokot Prof. John Lonyangapuo ayaa wacad ku maray in uu shaqada ka eryi doono mas’uuliyiinta dowlad deegaankaas ee aan qaadan tallaalka...

TOP AUTHORS

20259 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read