Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

18881 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Xanuun aan weli la garan oo saameeyay geela dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya

Siyaad Bashuuc Saneey ayaa faahfaahinta qodobkan Jigjiga nooga soo diray

DHAGEYSO:Soomaaliya qorshaha dhowrista xaquuqda carruurta oo laga shirayo

Faadumo Maxamad Cali Agaasimaha Waaxda Carruurta ee Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Xukuumadfa Fedrraalka Soomaaliya ayaa faahfahain waxay ka bixisay shir la qorsheeyay inuu...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay inay burburiyeen goobo Shabaabku qaraxyada ku diyaarin jireen

Taliyaha qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Axmed (Tareedisho) ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen guutada 3aad ururka 19aad ee...

Safiirkii Maraykanka ee Kenya oo is casilay

Waxaa xilkii uu hayay iska casilay Kyle McCarter oo ahaa danjirihii Maraykanka ku matalayay dalkani Kenya.Mas’uulkan ayaa xafiiska baneeyay maadaama 20-ka bishan lagu wado...

DHAGEYSO:Madaxweynihii hore Soomaaliya oo ka digay in dalka ay dhibato ka dhacdo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamad oo la hadlayay TV Soomaali Cable ayaa sheegay in xaaladda dalka Soomaaliya ay ula Muuqato Mid ku...

DHAGEYSO:Wasiirka shaqaalaha oo rajo ka muujiyay in laga heshiin doono shaqo joojinta dhakhaatiirta

Wasiirka wasaaradda shaqaalaha iyo badbaadinta bulshada ee dalka Simon Chelugui ayaa sheegay in heer wanaagsan ay marayaan wada-hadallada ku aaddan xallinta tabashooyinka dhakhaatiirta.Tani ayaa...

DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inaysan wax isdabamarin ogolaanayn

Kulan lagu daahfurayay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay ayaa Waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo kuwa Maxkamadaha waxeyna Hoosta ka...

DHAGEYSO:Siyaasiyiin ka soo horjeestay dhaarintii guddoomiye ku xigeenka Nairobi

Siyaasiyiin ay ka mid yihiin xildhibaanka deegaanka Garissa Township Aaden Barre Ducaale iyo barasaabka ismaamulka Turkana Josphat Nanok ayaa ka soo horjeestay tallabadii Jimcihii...

Ku dhawaad 60 qof oo ilaa iyo hadda ku dhimatay dhulgariirkii Indonesia

Dhimashada ka dhalatay dhulgariirkii maalmo ka hor ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa gaartay ugu yaraan 56 qof.Waxaa tirada dadka ku dhintay...

DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo booqday hooyo muddo cadaalad u raadinaysay wiilkeeda oo xiran

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qadar Maxamed Nuur oo La kulmay hooyo u baahneyd in cadaalad uu helo wiilkeeda oo xiran muddo afar...

TOP AUTHORS

18881 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read