Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20259 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Dadka haysto hubka sharci darrada ah ee ismaamullada Isiolo iyo Marsabit oo 7 cisho loo qabtay

Isku duwaha ammaanka ee gobolka bariga dalka Isaiah Nakoru ayaa shacabka haysto hubka sharci darrada ah ee ismaamullada Isiolo, Marsabit, Meru iyo Samburu ugu...

Maamulka isgaarsiinta oo sheegay in ay korortay hanjabaadda dhanka intarneetka

Maamulka isgaarsiinta dalka ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in kiisaska la xiriira hanjabaadda lagu gudbiyo qaababka online-ka ah ay sare u kacday...

DHAGEYSO:Kulanka baarlamaanka Soomaaliya oo furmay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal sh C/raxmaan ayaa furay Kulanka Baarlamaanka wuxuuna sheegay in Kulanka ay xaadir yihiin 139 mudane kuwaasoo ka doodaya...

Maxkamadda Naivasha oo la xiray

Waxaa si ku meel gaar ah albaabada la isugu dhuftay xarunta maxkamadda deegaanka Naivasha ee ismaamulka Nakuru ka dib markii mid ka mid ah...

Madasha badbaado qaran oo kasoo horjeesatay qorshaha muddo kordhinta

Golaha la magac baxay Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliya ayaa ka horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo...

DHAGEYSO:Qoys uu waalid kaga xanuunsan yahay Dadaab oo caawimaad codsanaya

Qoyska aabbe Soomaaliyeed oo muddo 7 sano ah sariir saaran kadib shil gaari oo uu galay ayaa codsaday in laga caawiyo qarashka ku baxaya...

DHAGEYSO:Puntland oo diginin u dirtay shaqaalaha QM

.Xeer ilaalinta Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Puntland iyo Guddiga dardar galinta canshuuraha shaqaalaha UN-ka ee ku sugan deegaanada Maamulkaasi ayaa digniin u diray shaqaalaha UN-ka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Jubbaland oo kulmaya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu kulan la qaato Madaxweynayaasha Maamulada Puntland & Jubbaland oo ku sugan Magalada Muqdisho...

Maraykanka, Japan iyo Kuuriyada Koonfureed oo ka shiraya xaaladda kuuriyada waqooyi

Dowladaha Maraykanka , Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa lagu wadaa in ay maalinka Jimcada ee toddobaadkan yeeshaan kulan ay si wadajir ah kaga hadlayaan...

TOP AUTHORS

20259 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read