Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

17858 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay colaado beeleedka ka jira gobolkaas

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay dilalka aanooyinka qabiil ku salaysan ee maalmihii la soo dhaafay ka...

Maraykanka oo xayiraad saaraya saraakiil u dhashay Tanzania

Dowladda Maraykanka ayaa xayiraad la xiriirta dal ku galka ama fiisaha ku soo rogtay qaar ka mid ah saraakiisha dalka Tanzania oo aan magacyadoodu...

Magoha oo mamnuucay in ardayda ay dugsiyada u qaataan gacmo-nadiifiye

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa macallimiinta ku amray inaynan oggolaan in ardayda ay dugsiyada la tagaan caagagga gacmo-nadiifiyaha ee loo...

DHAGEYSO:Midowga musharaxiinta Soomaaliya oo ka digay in la siyaasadeeyo arrinta ku saabsan dhallinyaro tababar loo qaaday

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya waxay ugu baaqeen inay Xog dhab ah ka keento arrinta la xiriirta dhalinyaro Soomaali ah...

SAWIRO:Daabacadda kaararka Huduma oo socoto

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Karanja Kibicho ayaa sheegay in lagu howlan yahay soo saaridda kaararka loo yaqaano Huduma.Kaarkan...

Dowladda oo sheegtay in ay ka go’an tahay heshiis ganacsi oo ay la saxiixato Maraykanka

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in maamulka talada haya ee Jubilee uu diyaar u yahay heshiis ganacsi oo xor ah...

Mas’uuliyiinta ururka macallimiinta ee KNUT oo shaqo joojin ku hanjabay

Ururka qaran ee macallimiinta dalka ee KNUT ayaa soo saaray digniin ah in xubnaha ka tirsan ay shaqo joojin ku dhaqaaqayaan.Xoghayaha guud ee ururkan...

DHAGEYSO:Guddoomiye Cawad oo lacag ugu deegay ceel biyood laga hirgalinayo Galgaduud deegaan ka tirsan

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa lacag wuxuu ugu deeqay Ceelbiyood laga Hirgalinayo deegaanka Lajiide ee gobolka Galgaduud...

Donald Trump oo maanta xafiiska banaynaya

Madaxweynaha Maraykanka ee looga guulaystay doorashadii madaxtinimo ee halkaas ka dhacday dabayaaqadii sanadkii hore Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta si rasmi ah...

TOP AUTHORS

17858 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read