Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

18805 POSTS0 COMMENTS

Myanmar oo ay weli dibadbaxyo ka socdaan

Waxaa weli wadanka Myanmar ka socdo dibadbaxyada ay shacabka ku dalbanayaan in talada wadankaas dib loogu celiyo maamulkii rayidka ahaa ee uu militariga si...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi Ka kooban 11 xubnood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore...

DHAGEYSO:Calanka Soomaaliya oo hoos loo dhigayo Saddex berri

Madaxweynaha dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dhamaan umadda Soomaaliyeed ka dib geeridii ku timid madaxweynihii hore ee soomaaliya Cali...

Golaha barasaabyada oo dowladda ugu baaqay in ay mamnuucdo kulamada siyaasadeed

Golaha hoggaamiyaasha ismaamullada wadanka ee CoG ayaa madaxweyne Uhuru Kenyatta u soo jeediyay in uu soo saaro amar muddo 30 cisho ah lagu mamnuucaya...

AKHRISO:Taariikh nololeedka madaxweynihii geeriyooday Cali Mahdi Maxamad

Madaxweyne Cali Mahdi Maxamad, wuxuu ku dhashay tuulada Caddoow-uul oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, sannadkii markuu ahaa 1938.Cali Mahdi wuxuu wax ku bartay...

Ergay gaar ah uu madaxweyne Farmaajo u diray Jaamacadda carabta oo la kulmay xoghayaha guud ee ururkan

Xoghayaha guud ee Jaamacadda carabta Axmad Aboul Gheit, ayaa maanta xaafiiskiisa ku qaabilay wasiir dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macalim Khaliif islamarkaana ah ergayga...

Brazil oo laga xaqiijiyay dhimasho dheeraad oo ka dhalatay COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Brazil ayaa xaqiijisay 1,972 oo ah dhimasho hor leh oo ka dhalatay cudurka COVID-19.Sidoo kale waxaa dalkaas laga diiwaangeliyay xaalado...

Ingiriiska iyo Nigeria oo ku heshiiyay in la soo celiyo lacag la dhacay

Dowladaha Ingriiiska iyo Nigeria ayaa wada saxiixday heshiis lagu soo celinayo lacag dhan 5.8 milyan oo doolar oo la rumeysan yahay in horay loo...

TOP AUTHORS

18805 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read