Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14822 POSTS0 COMMENTS

Raila oo soo jeediyay in talada wadanka ay wareegto noqoto

Madaxa xisbiga ODM ,Raila Odinga ayaa madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ku taageeray hadal uu dhawaan jeediyay oo ahaa in la joogo xilligii qowmiyad...

DHAGEYSO:Indha-fiiq si lacag la’aan ah looga sameeynaya isbitaalka weyn ee Garissa

Waxaa isbitaalka wayn ee magaalada Garissa ka socda indha fiiq bilaash ah oo ay maal galiyeen qaar ka mid ah dhallinyaradii ka dhooftay xeryaha...

DHAGEYSO:Kalkaaliyaasha dalka oo maalinkii 36-aad shaqo joojin ku howlan

Xubnaha ururka qaran ee kalkaaliyaasha dalka ee KNUN ayaa wacad ku maray inaynan soo afjari doonin shaqo joojin qaran ay ku guda jiraan maalinkii...

Bobi Wine oo sheegay in militariga Uganda ay gurigiisa howlgal ka fuliyeen

Musharraxa madaxweynenimo ee dalka Uganda Bobi Wine ayaa sheegay in ciidamada difaaca ee wadankaas ay maanta howlgal ka sameyeen hoygiisa.Waxaa uu carrabka ku adkeeyay...

Senatarka Murang’a oo difaacay warqad uu dhawaan u qoray madaxweynaha

Senatarka ismaamulka Murang’a ahna mas’uulka xisbiga talada haya ee Jubilee u qaabilsan dhanka nidaamka ee aqalka sare Mr. Irungu Kanga’ta ayaa difaacay warqad uu...

Kenya oo muddo 6 bilood ah laga hakiyay bixinta deymaha

Qaar ka mid ah warbaahinta gudaha dalka ayaa ku warramaya in dowladda Kenya ay ka mid noqotay waddamo muddo 6 bilood ah loo oggolaaday...

Boqorka Malaysia oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah

Waxaa Malaysia maanta looga dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu xakameynayo faafitaanka caabuqa corona .Amarkan waxaa soo saaray boqor Al-Sultan Cabdullah ka dib codsi...

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo muranka doorashada xal u raadinaya

Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Maxamed Lafta Gareen ayaa hadda wuxuu ku howlan yahay Xal u Raadinta Muranka Hareeyay Geedi Socodka Doorashooyinka...

DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta DFS oo sheegay in qaar ka mid ah shakhsiyaadkii saxiixay heshiiska doorashada ay haddana ka baxeen

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay in Dowladda dhexe ee Somaaliyeed dadaal walba ay muujisay si qof walba oo...

Howlgalo amni o ka dhacay magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaala Xeebeeda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxay sheegayaan in halkaas laga Fuliyay Howlgalo amaanka...

TOP AUTHORS

14822 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read