Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14902 POSTS0 COMMENTS

Labo qof oo lagu qabtay Ismaamulka Isiolo

Laamaha ammaanka ee ismaamulka Isiolo ayaa gacanta ku dhigay labo qof oo sitay qoriga nooca loo yaqaano AK47 ,128 rasaas ah iyo labo bambo...

DHAGEYSO:Kumaxumaato oo xarigga looga jaray dhismaha xarun waqaf ah

Tuulada Kumaxumaato oo ka mid ah deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa lagu qabtay xaflad xarigga looga jarayay dhismaha xarun cusub oo waqaf ah...

DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland oo lagu cadaadinaya inay ka qayb galaan shirka Muqdisho ka socda

Wafdi kasocda Beesha Caalamka ayaa shalay gelinkii dambe waxaay gaareen magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal si ay ula kulmaan Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid...

Saraakiil boolis ah oo laga shaqaaleysiinayo guud ahaan dalka

Waxaa guud ahaan dalka ka billaabatay shaqaaleysiinta dhalinyarada doonaya in ay ku biiraan ciidamada booliska ee wadanka.Dhalinyarada la howlgelinayo ayaa tiro ahaan dhan 5,000...

Ayax saameeyay qaybo ka mid ah ismaamulka Kajiado

Shacabka ku nool ismaamulka Kajiado ayaa cabasho ka muujinaya saameyn ka soo gaartay Ayax halkaas ku degay.Dadweynaha ku nool tuulooyinka Ilmukutani, Selengei, Masimba iyo...

Eedeysanayaal loo haysto in ay haweeney dileen oo maxkamadda la soo taagaya

Waxaa maanta la filayaa in ay maxkamadda ka soo hormuuqdaan shakhsiyaad lagu tuhunsan yahay dil dhawaan loo gaystay Caroline Wanjiku Maina oo 38 sano...

DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa haweenka qudaarta ku iibiyo Wajeer

Haweenka ku ganacsado suuqa qudaarta magaalada Wajeer ayaa cabasho ka muujinaya amar ka soo baxay maamulka dowladda hoose ee Wajeer.Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya

7 ka mid ah saraakiisha doorashooyinka ee Niger oo qarax lagu dilay

Qarax miino ah oo laga gaystay gobolka galbeed ee Tillaberi ee dalka Niger ayaa waxaa ku dhintay 7 ka mid ah saraakiisha guddiga doorashooyinka...

TOP AUTHORS

14902 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read