Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14822 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Maamulka deegaanka Gadoon oo sheegay in gacanta lagu dhigay qof shalay weerar ka geeystay gudaha deegaankaasi

Qof ku hubeeysan qoriga AK-47 ayaa shalay weerar ku qaaday laba goobood oo ku taal deegaanka Gadoon oo ka tirsan gobolka GalgaduudSida uu sheegay...

Xildhibaanka Waqooyiga Dagoretti iyo dhigiisa Koonfurta Mugirango oo heshiiyay

Mudanaha laga soo doortay Waqooyiga Dagoretti ee dowlad deegaanka Nairobi Simba Arati iyo dhigiisa Koonfurta Mugirango ee ismaamulka Kisii Sylvanus Osoro ayaa heshiiyay ka...

Ingiriiska oo xayiraado dheeraad ah saaray militariga Myanmar

Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday cunaqabateyn dheeraad oo ka dhan ah taliyaasha militari ee wadanka Myanmar.Waxay UK sheegtay in shirkadaha ku yaalla dalkeeda aynan...

ODM oo musharaxiinta madaxweynenimo u kordhisay mudada ay codsiyada ku gudbin karaan

Xisbiga ODM ayaa maalmo dheeraad ah ku kordhiyay mudadii kama dambeyska ahayd ee horay loo qabtay siyaasiyiinta doonaya in ay sanadka 2022-ka u tartamaan...

Madaxweynaha dalka iyo dhigiisa Maraykanka oo wada hadlay

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta iyo dhigiisa Maraykanka Joe Biden ayaa markii ugu horreysay khadka taleefoonka ku wada xiriiray.Biden ayaa dowladda Kenya uga mahadceliyay...

Dowladda Soomaaliya iyo midowga musharaxiinta oo heshiis kala saxiixday iyadoo banaanbixii berrito dib loo dhigay

Shirkii ay yeesheen Midowga Musharixiinta iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray Qodobbo dhowr ah, kuwaasi oo ay isku raaceen Mas’uuliyiintii tan...

Wakiil xubin ka ah golaha hoose ee Nairobi oo xukun lagu riday

Wakiilka laga soo doortay xaafadda Karen ee magaaladatan Nairobi David Mberia ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah ama inuu bixiya lacag dhan...

SAWIRO:Madaxweynaha dalka iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadeed oo u mahadceliyay ismaamulladii ansaxiyay BBI

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa galabta aqalka madaxtooyada dalka ee State House ee magaaladatan Nairobi ku martiqaaaday qaar kamid ah hoggaamiyaasha xisbiyada siyaasadeed...

TOP AUTHORS

14822 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read