Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20345 POSTS0 COMMENTS

4 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Narok

Waxaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay dhimashada afar qof iyo dhaawac dhan labo ka dib shil xalay ka dhacay ismaamulka Narok. Shilka oo la soo...

Ilaalada garsoore Mrima oo la kordhiyay ka dib markii uu sheegay in loo goodiyay

Saraakiil boolis oo dheeraad ah ayaa loo xilsaaray inay ilaaliyaan garsoore Anthony Mrima oo ka howlgalo maxkamadda sare ee dalka. Tani ayaa timid ka dib...

Wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya oo wax la yaab leh ku tilmaamay xilka qaadistiisa

Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, ayaa ka fal celiyey xilka qaadistii lagu sameeyey, isagoo ku tilmaamey talaabadaasi wax aan wanaag saneyn. Maxamad Cabdulrasaaq...

Madaxweynaha Congo oo mamnuucay bixinta leesimada lagu soo saaro macdanta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ee DRC Felix Tshisekedi ayaa lagu soo warramayaa inuu amray in aan la bixin leesimada la xiriira soo saaridda iyo...

Dhallinyarada oo lagu boorriyay inay ka faa’iidaystaan fursadaha shaqo ee dijitaalka ah

Xoghayaha maamulka sare ee wasaaradda warfaafinta , isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda dalka Maureen Mbaka ayaa da’yarta ugu baaqday inay ku dadaalaan sidii ay uga faa’iidaysan...

DCI-da oo soo badbaadisay haweeney la afduubtay, iyadoo gacanta lagu dhigay raggii ka dambeeyay

Saraakiisha waaxda dambi baarista dalka ayaa soo badbaadiyay haweeney 35 sano jir ah oo gelinkii hore ee shalay ay koox burcad oo ka kooban...

Dad gaajo iyo haraad ugu dhintay gobolka Gedo

Sida ay baahisay warbaahinta gudaha dalka Soomaaliya Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex Ruux ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay gaajo iyo oon ugu geeriyoodeen...

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada qaraxii xalay lagu dilay Cabdicaisis Afrika

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika oo xalay lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada...

Waa kuma wariyihii caanka ahaa ee Cabdicasiis Afrika ee caawa lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho?

Aggaasimihii hore ee Raadiyo Muqdisho, Cabdulcasiis Maxamuud Guuleed (Afrika), ayaa ku dhintey qarax lala beegsadey baabuur uu sitay, oo ka dhacey magaalada Muqdisho ee...

TOP AUTHORS

20345 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read