Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14822 POSTS0 COMMENTS

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo arrimaha doorashada Beesha Caalamka kala hadlay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.Kulanka ayaa looga hadlay sii...

DHAGEYSO:Raila oo dhaliilay siyaasadda Ruto

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa isagoo ku sugan ismaamulka Busia ee gobolka galbeedka dalka sheegay in faa’iidooyin badan ay dalka ugu jiraan dhaqangelinta...

DHAGEYSO:Ruto oo sheegay in ay jiraan dad aan jecleysan socdaallada uu ku tago qaybaha dalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo maanta ku sugan ismaamulka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka ayaa sheegay in socdaalka uu ku tago deegaannada...

Hay’adda laanqeyrta cas oo sare u qaaday wacyigelinta ka dhan ah xadgudubka jinsiyadeed

Hay’adda laanqeyrta cas laanteeda Kenya ayaa sheegtay in ay xoojisay wacyigelinta bulshada ee lagula dagaallamaya tacaddiga jinsiyadeed.Waxay sheegtay in ay diiwaangelisay 103 kiis oo...

Faahfaahin:-Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iyo bartilmaameedka qaraxii saakay ka dhacay wadada Cabdiqaasin – degmada Hodan ee gobolka Banaadir...

Shakhsiyaadka adeegsado shahaadooyinka been abuurka ah oo loo digay

Maamulka dowladda dhexe u qaabilsan xaqiijinta shahaadooyinka waxbarasho ee (KNQA) ayaa wacad ku maray in uu xabsiga u taxaabi doono cid kasta oo sameysato...

Olole dhallinyarada looga dhaadhicinaya in ay taageeraan BBI oo la billaabay

Waxaa gobolka bariga dalka laga billaabay olole lagu doonayo in dhallinyarada la fahansiiyo qorshaha sharci beddelka ee BBI si ay u taageeraan.Xoghayaha waaxda arrimaha...

DHAGEYSO:Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka walaacsan cudurka Covid19

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Soomaaliya Marwo Fowsia Abiikar Nuur ayaa sheegtay in cudurka Covid 19 xilligaan uu Saamayn weyn ku hayo Soomaaliya ayna...

DHAGEYSO:Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo shirkadaha lacagaha amarro duldhigay

Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay inay Waajib tahay in shirkad walbo oo isticmaasha adeega lacagaha moobilka ay qaadato ruqsadda...

TOP AUTHORS

14822 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read