Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14822 POSTS0 COMMENTS

Kiisaska rabshadaha ku salaysan jinsiga oo ku batay dalka

Wasiiradda adeegga dadweynaha iyo jinsiga Prof. Margaret Kobia ayaa walaac xooggan ka muujisay sare u kaca kiisaska la xiriira rabshadaha ku salaysan jinsiga tan...

DHAGEYSO:Qiimaha qaar ka mid ah waxyaabaha inta badan xilliga Ramadaan la isticmaalo ee qaxootiga oo sare u kacay

Qeybo ka mid adeegyada ganacsi ee daruuriga ah ayaa sare u kac laga dareemayaa gudaha xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaana ka mid ah barafka...

Wada-hadallada nabadeed ee Afghanistan oo dib loo dhigaya

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay dib u dhigayso shir lagu waday in uu dalkaas ka qabsoomo oo lagu heshiisiinaya dowladda Afghanistan iyo kooxda...

Guddiga adeegga garsoorka oo turxaan bixinaya madaxa maxkamadda racfaanka

Madaxa maxkamadda racfaanka dalka William Ouko oo doonaya in uu noqdo madaxa waaxda cadaaladda ee Kenya ayaa waxaa maanta su’aalo turxaan bixin ah weydiinaya...

DHAGEYSO:Wasaaradda howlaha guud ee Soomaaliya oo saxiixday mashruuca dhismaha waddooyinka waaweyn

Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Aadan Macalin ayaa faahfaahiyey mashruuca dhismaha waddooyinka waaweyn ee Soomaaliya oo uu...

Madaxda Shiinaha iyo Maraykanka oo ka wada qayb galaya shirka cimillada

Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping iyo dhigiiisa Maraykanka Joe Biden ayaa ku kulmaya shir lagu qabanaya aaladda fogaan-aragga.Kulankan oo ay soo qabanqaabisay xukuumadda Washington...

Maxkamadda sare oo sharci darro ku tilmaantay xilalka xoghayayaasha sare ee maamulka wasaaradaha

Maxkamadda sare ee dalka ayaa go’aamisay in si aan sharciga dalka waafaqsanayn lagu soo magacaabay xoghayayaasha sare ee wasaaradaha kala duwan u qaabilsan dhanka...

Madaxweynaha dalka oo lagu wareejin doono guddiga shaqalaysiinaya saraakiisha IEBC

Guddiga adeegga baarlamaanka dalka ee PSC ayaa la filayaa in uu madaxweynaha wadanka Uhuru Kenyatta ku wareejiyo magacyada shakhsiyaad la doonayo in ay shaqalaysiiyaan...

Soomaaliya iyo Tunisia oo ka wada hadlay xiriirka ka dhexeeya

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda xilgaarsiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamad Cabdirisaaq Maxamuud oo Khadka teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya...

TOP AUTHORS

14822 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read