Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

13968 POSTS0 COMMENTS

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya oo sheegtay in ay haweenka taageeri doonto

Iyada oo maanta wadamada kala duwan ee caalamka looga dabaal degaya maalinka haweenka adduunka ayay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka sheegtay in ay garab...

Ururrada ganacsiga ee Myanmar oo shaqo joojin sameynaya

Waxaa maanta dalka Myanmar ka dhaqan galaya baaq ay soo saareen mas’uuliyiinta ururrada ganacsiga oo ay xubnaha kala duwan u soo jeediyeen in ay...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay inay rag Shabaab ah isku soo dhiibeen

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka Oktoober ee ku sugan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in xubno ka tirsan...

Maxkamadda arrimaha dhulalka ee Thika oo la xiray

Waxaa si ku meel gaar ah albaabada la isugu dhuftay xarunta maxkamadda arrimaha deegaanka iyo dhulalka ee deegaan baarlamaneedka Thika oo ka tirsan ismaamulka...

DHAGEYSO:Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo dayactirtay xarunteeda dhexe

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xariga ka jaray dib u dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhexe...

Dowladda oo ansaxisay liiska wadamada dadka ka yimaada aan la karantiilayn

Wasaaradda dalxiiska ee Kenya ayaa soo saartay wareegto lagu xusay 6 wadan oo dheeraad ah oo lagu kordhiyay liiska dalalka dadka ka yimaado ay...

DHAGEYSO:Mudanaha FAFI oo ka hadlay mashaariic laga sameynaya qaar ka mid ah deegaanada Garissa

Xildhibaanka laga soo doortay kursiga baarlamaanka ee FAFI ee ismaamulka Garissa Cabdikariin Cismaan ayaa xusay in mashruuca uu bangiga adduunka ku caawinaya dadka ku...

DHAGEYSO:William Ruto oo dhallinyarada uga digay in aynan adeegsan siyaasiyiinta rabshadaha kiciya

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa maanta xilli uu ku sugnaa deegaanka bartamaha Igembe ee ismaamulka Meru dhallinyarada ku boorriyay in ay aad...

TOP AUTHORS

13968 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read