Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20689 POSTS0 COMMENTS

Maxkamadda Garissa oo xabsi daa’in ku xukuntay niman dilay ganacsade ay hanti ka dhaceen

Garsooraha sare ee maxkamadda ismaamulka Garissa Cosmas Maundu ayaa xukun xabsi daa’in ah ku riday labo qof oo magacyadoodu lagu sheegay Daniel Makau Mulonza...

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan Kursaasta dad gaar ah loo xirin

Shir ay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ku yeesheen Beesha iska leh Kursiga Numberkiisu yahay #Hope140 ayay kaga Hadleen Masiirka Kursiga iyo Sidii Sanadkaan...

Gudiga xalinta Khilaafaadka Soomaaliya oo Gudoomiye Doortay

Xarunta ciidamada cirka Soomaaliya Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya kadib...

Haweeney aflagaadeysay nabiga oo dil lagu xukumay

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa lagu soo warramayaa in haweeney lagu magacaabo Aneeqa Ateeq ay dil ku xukuntay. Tani ayaa timid ka dib markii...

Weerar dhanka intarneetka oo saameeyay xogta Laanqeerta Cas

Guddiga caalamiga ee hay’adda laanqeerta cas ee ICRC ayaa sheegaya in weerar dhinaca intarneetka ah oo lagu bartilmaameedsaday keydkooda lagu helay xogta 515,000 qof...

Maxkamadda Malindi oo amartay in 2 milyan la siiyo qof si khaldan looga baaray kansarka

Maxkamadda deegaanka Malindi ee ismaamulka Kilifi ayaa maamulka xarun caafimaad oo ku taalla Mombasa ku amartay inuu bukaan siiyo lacag dhan 2 milyan oo...

DHAGEYSO:Culimada Garissa oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaarta saameysay ee dowlad deegaanka Soomaalida

Qaar ka mid ah culimada magaalada Garissa oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa ku baaqay in gargaar loo fidiyo shacabka ku nool dowlad deegaanka...

Maxkamadda Supreme Court oo maanta soo afjaraysa dhageysiga dacwadaha BBI

Maxkamadda ugu sarreysa wadanka ayaa lagu wadaa inay maanta soo gabagabeyso dhageysiga dacwadaha la xiriira qorshaha sharci beddelka ee BBI. Garsoorayaasha ayaa saddexdii maalmood ee...

Guddiga arrimaha sharciga ee aqalka sare oo dadweynaha ka qaybgelinaya xeerarka isbeddellada siyaasadeed

Guddiga aqalka sare ee dalka u qaabilsan arrimaha sharciga, cadaaladda iyo xuquuqul aadanaha ayaa maanta billaabay inuu dhagaysto aragtida dadweynaha ee ku aaddan isbeddelo...

TOP AUTHORS

20689 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read