Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20259 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah dadka ku barakacay abaarta Koonfur Galbeed oo soo gaaray Beledxaawo

Dad ka soo barakacay abaarta saameysay koonfur galbeed Soomaaliya ayaa soo gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo iyadoo bulshada caawimaad weydiistay . Maxamuud Maxamad Sheekh...

Uganda oo ka baaran dagaysa inay xirto qofkii diida qaadashada tallaalka COVID-19

Dowladda dalka Uganda ayaa ka fikiraysa suurtagalnimada ah in xabsiga la dhigo ciddii iska diida in laga tallaalo caabuqa corona. Toddobaadkii hore ayay ahayd markii...

DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay sababta aynan weli u qaadan tallaalka COVID-19

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji oo aan weli qaadan dawooyinka tallaalka corona ayaa sheegaya inay uga cabsi...

DHAGEYSO:Hoggaanka cusub ee gaadiidleyda bajaajta oo lagu soo bandhigay Mombasa

Waxaa magaalada Mombasa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay hoggaanka cusub ee waaxda gaadiidka bajaajta . Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya.

DHAGEYSO:Culimada Ahlu sunna ee Wajeer oo ka soo horjeestay FGM-ka

Culimada Ahlu sunna wal jamaaca ee ismaamulka Wajeer ayaa ka soo horjeestay in gabdhaha loo gudo nooca fircooniga ee FGM-ka. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya.

Maxkamadda oo dembi ku waysay xildhibaan la sheegay inuu aflagaadeeyay hooyada madaxweynaha

Maxkamadda ismaamulka Nakuru ayaa maanta wax dembi ah ku waysay xildhibaanka deegaanka Kapseret ee ismaamulka Uasin Gishu Oscar Sudi. Mudanaha ayaa lagu soo oogay dacwad...

Haweeney loo xiray qorsho dhallinyaro looga dhacay 1.2 milyan oo shilin

Saraakiisha waaxda dambi baarista ee ismaamulka Kiambu ayaa gacanta ku dhigay haweeney 61 sano jir ah oo lala xiriirinayo xeelad afar dhallinyaro ah looga...

DHAGEYSO:Wasiir Magoha oo dhaliilay siyaasiyiin ballanqaaday inay meesha ka saarayaan CBC

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa kuwo wareersan ku tilmaamay musharraxiin ballanqaaday in haddii ay ku guulaystaan madaxtinimada wadanka ay meesha...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

TOP AUTHORS

20259 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read